Skip to main content

Monday 9 March 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Taywaan

Aragti |
Taywaan iyo Somaliland, oo labadooduba ku jira go’doon diblumaasiyadeed, waxa ay kala saxeexdeen iskaashi iyo isbahaysi aan la filayn, arrinkan oo lagala soo dhex bixi karo sida xidhiidhka Taywaan uu Somaliland ugu noqon karo fursad dhif ah oo ay ku horumariso dhaqaalaheeda khayraadka badda ee iska…

Wacaal |
Taywaan ayaa sheegtay in ay xoojinayso difaaceeda badda, xilli uu isa soo tarayo cadaadiska kaga imanaya Shiinaha oo kordhiyay Maraakiibtiisa dagaalka ee gooshaya biyaha Taywaan iyo duullimaadyo ku xadgudba hawada Taywaan. Madaxweyne Kuxigeenka Taywaan, Hsiao Bi-khim, ayaa sheegtay in ‘nabaddu…

Faaqidaad |
Ka dib doorashooyinkii Somaliland ka qabsoomay 13-kii Noofambar ee bishan, waxa suurogal ah in loollanka Taywan iyo Shiinuhu ka wadaan gobolku u janjeedhsamo dhinaca Shiinaha. Muddo ka hor doorashooyinkan, Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxa uu iskaashi iyo xidhiidh adagba la sameeyey dalka Taywan,…

Subscribe to Category Page