Doonyaha geerida ee u jihaysan Yurub, kana tallaaba Badda Medhitareeniyanku, hadda ma aha kuwa keliya ee metela sheekada socdaal ee Afrika. Isbeddelka jiquraafi-siyaasadeed iyo bani’aadamnimo awgii, jiheeyaha tahriibayaasha Afrikaanka ahi hadda waxa uu u jeestay bari iyo Khaliijka Carbeed, isagoo…

Najma Raage iyo Halgan Daahir waa laba gabdhood oo himilo sare leh. Waa gabdho ka gadoodsan caqabadaha ku gudban haweenka Soomaalida. Waa laba gabdhood oo dhiirran oo diyaar u ah in ay dumiyaan darbigaas, oo ay u halgamaan in gabdhaha Soomaaliyeed noqdaan kuwo leh dhamaan xuquuqda iyo karaamada…

“Qofina kama tago gurigiisa, ilaa gurigaasi noqdo af Libaax-badeed.”
—Warsan Shire, maansada Home
Galbeedka, siiba UK iyo USA, waxa ka socda dhaqdhaqaaq xooggan oo lid ku ah qaxoontiga, tahriibayaasha iyo soogalootiga kaas oo gaadhay heer dadka qaar dhahaan waxa uu samada ku sii shareeray…