Skip to main content

Thursday 13 August 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Taariikh nololeed

Feker |
Intii la uunku jireyba waxa dunida soo maray dadyow aan la qiyaasi karin tirada buugaagta ay qoreen ama baaxadda aqoonta ay ka tageen, balse la cabbiri karo saamaynta ay ku yeesheen in ay beddelaan hab-fikirka bini’aadamka iyo sidoo kale qaabka ay isu fahmi lahaayeen nafsad ahaan. Qaar ka mid ah…

Soomaalida waxyaalaha lagu dhaliilo bulsho ahaan waxa ka mid ah in aanay sidii loo baahnaa u maamuusin dadkeeda qiimaha ugu fadhiya ee waxqabad muuqda ka geystay laamaha kala duwan ee nolosha oo waxna ku soo biiriyay. Halka dunida kale marka aad deristo iska daa in ay dadkooda maamuusaan e waxa ay…

Buug |
Dawladnimada Soomaaliya waxa si guud ugu hardama saddex aragtiyood oo saamayn ku leh dadka Soomaaliyeed. Midda koowaad waa tii miyiga, oo xididkeedu yahay asalka Soomaalida; midna waa tan Islaamka, oo xididkeedu yahay diinta ayna gadaal ka soo raacday saamaynta dalalka Carbeed iyo aragtiyaha…

Faaqidaad |
Sawirka ay warbaaahinta caalamiga ahi ka bixiso Cali Khaaminaa’i oo laga haystaa waa in uu yahay hoggaamiye siyaasadeed iyo diineed, taas oo samaysantay ka dib markii uu la wareegay jagada Hoggaamiyeha Sare ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan sannadkii 1989-kii oo ah markii uu geeriyooday…

Dhaqan |
Murti Soomaalidu leedahay ayaa tidhaahda, kaftanku waa run la qaboojiyey, maxaa yeelay, haddii si qayaxan loo sheegi lahaa runta, waxa ka dhalan lahaa cadaawad. Si taa la mid ah, marka aynnu Sooraan ka hadlaynno, waxa aynnu odhan karnaa riwaayadihiisu waxa ay ahaayeen run la qaboojiyey oo maad loo…

Haddii aad go'aan dhaba Ku dhaqaaq is leedahay Dhexda lama istaagee Dhab baa loo abbaaraa Ama waa la dhaafaa. ~Tixdii Jaarles: Don't try. Tixayn: Guryasame Cabdi. Hordhac iyo Sooyaal Heinrich Karl Bukowski, kuna caan baxay Charles Bukowski, wuxuu ahaa noofaliiste, gabyaa iyo faaqide suugaaneed.…

Bilowgii sannadkii 2006-dii, waxa magaalada Jabuuti ku geeriyooday shaqsi qiimo balaadhan ugu fadhiyay hal-abuurka fanka iyo suugaanta Soomaalida. Waxaa god aakhiro u galbaday Ibraahim Sheekh Saleebaan oo ku magac dheeraa “Ibraahim-Gadhle”. Waxa uu ahaa hal-abuure safka hore kaga jiray suugaanleyda…

Bishii Juun, 1963-kii, Maalkom X iyo Alex Haley waxa ay bilaabeen ka shaqaynta buugga wax badan ka beddelay noloshooda. Qabanqaabadu waxa ay ahayd mid fudud. Maalkom guriga uu ka degganaa Niyuu Yook waxa uu, badanka, iman jiray sagaalka fiidnimo, isaga oo la liicaya daalkii shaqada maalintaas. Ka…

Haddii da’du ku simi lahayd, dhakhtarkii cilmi-nafsiga iyo mufakirkii kacaanyahanka ahaa, Frantz Fanon, waxa uu sannadkan baarka ka jari lahaa boqol sanno, se xanuunka kansarka dhiigga oo ku soo kadiyey, ayaa ku dilay 36 jir. Kolkaa, wiilkiisa Olivier Fanon, waxa uu carruurnimadiisii ku dhammaystay…

Aragti |
Biin Okri, waa gabyaa iyo sheeko qore u dhashay Nayjeeriya, haystana dhalashada Ingiriiska. Curiskan kooban waxa uu kaga qisoonayaa sida uu ku noqday qoraa, waayihiisii dhallaannimo iyo dhacdooyinkii ku riixay in uu noqdo gabyaa iyo qoraa labadaba. …

Subscribe to Category Page