Skip to main content

Sunday 7 June 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

taariikh

Feker |
Maraykanka waxaa lagu aasaasay, welina uu ku taagan yahay, dhul laga dhacay dadka asaliga ah, kaas oo lagu qabsaday xasuuq qaran oo aan weli joogsan. Sidoo kale, Israa’iil waxaa lagu aasaasay, welina ay ku taagan tahay, dhul Falastiiniyiin laga dhacay, laguna qaatay xasuuq qaran oo sii socda.…

Dhaqan |
Boqoradda Masar ka soo jeedda ee Kilibaatra ayaa had iyo jeer i soo jiidan jirtay tan iyo carruurnimadaydii, laakiin baaritaanka kaydka taariikhiga ahi wax kale ma soo saarin aan ka ahayn khuraafaad iyo dacaayad Roomaani duug ah. Sidaas darteed, mala-awaalku waxa uu ii noqday jidkii aan kaga xoreyn…

Madxafyadu waa haayado muhiim ah oo door weyn ka qaata ilaalinta, kaydinta, iyo gudbinta aqoonta iyo dhaxalka bini’aadamka. Sida ay qeexdo haayadda International Council of Museums, madxafku waa xarun joogto ah oo aan macaash doon ahayn oo u adeegta bulshada, isla markaana ururisa, ilaalisa,…

Buug |
Buuggan la yidhaahdo, "Somalia: The Untold History 1941-1969", waxa qoray Maxamed Ciise Trunji oo ah qoraa, taariikhyahan iyo garyaqaan macruuf ku ah shaqooyinka la taaban karo ee uu ka qabtay kaydinta, baadhidda iyo qoridda sooyaalkii Soomaaliya ee isticmaarka ka dib. Buuggani waxa uu daarran…

Hordhac Buugga The Once and Future World Order ee uu qoray Amitav Acharya soona baxay sannadkii 2022 waa deraasad qoto dheer oo dib u eegaysa taariikhda dheer ee nidaamka caalamiga ah iyo sida uu u soo maray marxalado kala duwan oo ay hoggaaminayeen ilbaxnimooyin kala geddisan. Qoraagu waxa uu si…

Aragti |
Hordhac Nidaamka dawladnimada, hanashada awoodda iyo beddelaadeedu wuxuu dhextaal iyo lagama maarmaan u yahay tayada, kartida howlqabad iyo xasilloonida dawladda inta ba. Taariikhda dawladnimada, aadamuhu wuxuu soo tijaabiyey noocyo badan oo nidaam xukun ah; boqortooyo awoodda dhalasho lagu helo,…

Xagaagii hore, markii aan ku laabtay Muqdisho, si aan u booqdo qoyskaygii, dhinaca kalena waxa aan fursad u helay in aan la falgalo arkiifiyadii Raadiyo Muqdisho. Waxa ay ahayd fursad weyn oo aan dib ugu milicsaday berisamaadkii dalkayga, anigoo dhex muquurtay kaydka duuban ee idaacadda oo…

Noofalka Xuseen Sheekh Axmed "Kadare", ee Waasuge iyo Warsame, waa noofal hormuud u ah tiraabta Soomaalida, gaar ahaan jaadka loo yaqaanno "sheekahiddeedda". Sida oo kale waxa ay darsaysaa Soomaalida, miyiga iyo magaalowgeeda. Ogobeey mar kale sheekadu waxa ay soo tibaaxinaysaa hodannimada…

Qaar ka mid ah mustashriqiinta iyo taariikhyahannada reer Galbeedku waxa ay isku dayaan in ay meel mariyaan hadallo barkumataal ah oo ku saabsan Bariga Dhexe; sooyaalkiisa iyo bulshooyinkiisaba, hadalladaasna u ekaysiiyaan cilmibaadhisyo aqoon laga korodhsanayo. Isku daygoodu waxa uu koobsanayaa…

Doofaarrada aan gudnayn, Diinlaawaha gaalku dhalay, Maxay dulin faafiyeen, Maxay samo duudsiyeen, Maxay godob daaqsadeen, Maxay denbi xoogsadeen, Maxay dabar soo xardheen, Maxay dabin soo shaqleen, Danbeed maran soo asleen, Waxay dumiyeen aqoon, Ilaa dura soo taxnayd… —Maxamed Ibraahin W.…

Subscribe to Category Page