Skip to main content

Monday 9 February 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

سياسة

Faaqidaad |
Xilli awoodda dawladaha lagu qiyaaso heerka ay awood u leeyihiin gelitaanka dhijitaalka iyo ka shaqaysiinta dhaqaalaha xogta, Eretariya waxa ay indhaha kusoo jiidanaysaa jaadgoonnideeda muujinaya go’doonka ay kaga jirto dhijitaalka. Xilligan oo qaaradda Afrika ku jirto mawjadda faafidda adeegyada…

Isiyaas Afawerki, Madaxweynaha Eretariya, soddon sanno oo uu xukunka hayo marna doorasho kuma loollamin. Waa arrin aanu ka labalabayn in uu fasiro sababaha keenay. Sidiisaba, waxa uu kasoo horjeedaa fikradda ah in la raadiyo kalsoonida shacabka ee cidda xilka qabanaysa, waxaanu u arkaa wax dabraya…

Wiil dhallinyaro ah oo Soomaali-Ameerikaan ah, laguna magacaabo Cammaar Cabdixamiid Cabdirraxmaan, oo 17 jir ah, ayaa geeriyooday kaddib markii jidhil ba’an loogu gaystay xarunta Cilaajka al-Fajri, oo ku taalla magaalada Qardho ee dawlad-deegaanka Puntland. Cammaar oo ku dhashay gobolka Minisoota…

Soomaalilaan intixaan cusub baa hor yaalla, iyadoo u diyaargaroobaysa doorashooyinkii madaxtooyada iyo ururrada siyaasadda oo Nofeembar 13 la cayimay kolkii labo sannadood dib loo dhigay. Muddadaa waxa dalka soo foodsaaray caqabado waaweyn oo gude iyo debadba leh oo gilgilay guulihii lagu soo…

Waraysi |
Qoraalkani waa waraysi uu Faysal Cali oo ka tirsan bahda Geesku uu la yeeshay Stuard Reid, qoraaga buugga The Lumumba Plot, kaas oo qoraagu dib ugu eegayo dilkii shirqoolka ahaa ee Lamuumba, isagoo si gaar ah diiradda ugu saaraya doorkii uu Maraykanku ku lahaa shirqoolka Lamuumba iyo…

Subscribe to Category Page