Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland, Admiral Axmed Hurre Haariye, ayaa sheegay in Somaliland ay ka go’an tahay inay door muuqda ka qaadato sugidda amniga Marinka Baab al-Mandab, iyada oo arrintaas kala shaqaynaysa saaxiibbada gobolka iyo kuwa caalamka. Hadalka taliyaha ayaa ku soo…

Waxaa sii kordhaya walaaca laga qabo in xidhiidhka u dhexeeya Israa’iil iyo Somaliland uu ka gudbay arrimo diblomaasiyadeed, isla markaana uu yeeshay waji amni iyo mid milatari oo xasaasi ah. Arrintan ayaa ku soo beegmaysa xilli Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed ay noqdeen aag ay si xooggan ugu…

Waxa suurogal ah in ay Somaliland qarka u saarantahay in ay aqoonsi caalami ah ka hesho dal labaad, dalkaasina uu noqdo Imaaraadka Carabta, ka dib shan bilood aqoonsigii ay Israa’iil siisay, oo ahaa go’aan muran badan dhaliyey, falcelinno badanna laga sameeyey. Filashooyinku waxa ay kor usii kaceen…

Golaha Guurtida Somaliland ayaa mar kale ansixiyey muddo-kordhin 27 bilood ah oo loo sameeyey Golaha Wakiillada iyo goleyaasha deegaanka, taas oo dib u dhigtay doorashooyinkii qorshaysnaa in la qabto dhammaadka bisha May 2026.
Go’aankan ayaa yimid xilli maalmihii u dambeeyey si weyn loo hadal hayey…

Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Israa’iil ayaa safiir u soo magacaabay Hargeysa. Tallaabo uu qaaday Wasiir Saacir, Wasiirka Arrimaha Dibedda, oo uu ku kala beddelay xilal diblumaasiyadeed, ayuu ku magacaabay Michael Lotem inuu noqdo danjirihii u horreeyay ee ay Israa’iil u dirsato…

Somaliland oo aqoonsigeedii u horreeyey ee Rasmi ah ka heshay Israa’iil ayaa la filayaa in ay heshiisyo iyo iskaashi ganacsi oo la xidhiidha Khayraadka dabiiciga ah la gasho Israa’iil. Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro oo u warramay wakaaladda reuters ayaa sheegay in Somaliland ay diyaar u…

Hargeysa- Somaliland ayaa maalinimadii khamiistii beenisay eedaymo la xidhiidha in ay ogolaatay martigelinta saldhig Milatari oo Israa’iil leedahay iyo dib dajinta dad ka soo barakacay marinka Qasa, arrintaas na ay aqoonsi kaga beddelatay Israa’iil. Somaliland ayaa wararkan oo muddooyinkii danbe…

Waxa ismaandhaaf xooggani ka dhex jiraa kooxaha cadaadiska iyo galaangalka ee Washington, iyagoo isku haya codsiyada iska soo horjeeda ee Federaalka Soomaaliya iyo gooni isu-taagga Somaliland. Xukuumadda Xasan Sheekh Maxamuud waxa ay dhaliilo kulul kala kulmaysaa xubno ka tirsan Jamhuuriga…