Skip to main content

Sunday 8 March 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Suuriya

Faaqidaad |
Gidaarkii cabsidu waxa uu la dumay Taliskii Asad, dabadeed, waxa la arkay dhibaatooyin iyo tacaddiyo badan oo uu gaystay taliskaasi dhawr iyo tobankii sannadood ee u danbeeyey, dhibaatooyinkaas oo ayna ka nabad gelin soo galootiga ka soo cararay dagaallada aafeeyey dalalkoodii isla markaas na…

Aragti |
Toddobaadkii la soo dhaafay, waxa si lama-filaan ah u burburay Taliskii Suuriya ee uu hoggaaminayay Bashaar al-Asad oo muddo ku dhaw rubuc qarni xukumayay dalkaas, isaga oo ka dhaxlay aabbihii, Xaafid al-Asad, oo isna dalkaas u talinayay soddon sannadood, waxana sidaa ku soo xidhmay xukun qoys oo…

Maanta oo Axad ah, bulshada Suuriya waxa u beryey waa cusub oo ka duwan sidii ay u barteen muddo dheer oo sooyaalkooda ka mid ah, ka dib markii madaxweynihii taliska Suuriya Bashaar al-Asad uu dalka uga baxsaday jiho aan xog laga hayn, xoogagga mucaaridkuna gacanta ku dhigeen inta badan…

Subscribe to Category Page