Skip to main content

Monday 9 February 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Suugaanta Carabida

Feker |
Markii Cabdifataax Kilito, oo ah suugaanyahan u dhashay dalka Marooko, uu ku guulaystay abaalmarinta Boqor Faysal binu Cabdicasiis ee Suugaanta Carabiga, guddidii kala saarista abaalmarintu waxa ay ku ammaantay hal-abuurnimadiisa iyo dedaalka qotota dheer ee uu geliyey gorfaynta suugaanta kalaasiga…

Haweenaydu waa sida qolka, uma jeedo qol kasta, waxa aan se ka wadaa qolkaas diirran ee aadamuhu jeclaysto kolka uu foodda geliyo, kuna dareemo badhaadhe iyo ku habboonaan ilaa uu illaabo in uu yahay dool iyo marti maqlaysa weedhihii soo dhaweynta dabadeed uu u maleeyo gurigiisii, waxa ka dhigan…

Waraysi |
Xaaji Jaabir waxa lagu tiriyaa foolaadka sheekoyahanka marka la joogo sheekafaneedda Carbeed ee ka soo mudhbaxaysa Geeska Afrika. Jaabir ilaa hadda waxa uu soo saaray shan sheekofaneed: “سمراويت”, iyo “مرسى فاطمة” oo soo baxay gugii 2013, waxaana loo turjumay afka Talyaaniga, sidoo kale…

Joorj Tarabishi waxa uu ahaa qoraa, filasoof iyo turjumaan Siiriyaan ah, oo qaadhaan balaadhan ku darsaday luuqada Carabiga. Qoraalkan waa kii u danbeeyay ee uu qoro, waxa uu kaga warramayaa waayaragnimadiisa shaqsiga ah, waxaana uu ku milicsanayaa sooyaalkiisa feker iyo kiisa faneed. Aniga…

Subscribe to Category Page