Skip to main content

Saturday 13 June 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

suugaanley

Aragti |
Suugaanta Afriki waxa ay u baroordiiqaysaa geerida aqoonyahan iyo gabyaa baarka sare ahaa: geerida borofaysar Cali Jimcaale Axmed, oo dhaxal waaraya ka tagay.…

Cali Jimcaale Axmed waxa uu sannadkii 1958-kii ku dhashay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Shibbis. Tacliinta asaasiga ah waxa uu ku qaatay Dugsiga hoose dhexe ee Shibbis, halka uu dugsiga sare na waxa uu ka baxay dugsiga 15ka May. Waxa uu shahaadada kowaad ka qaatay Jaamacadda Lafoole gugii…

Tix |
"Tabantaabo gacalbaan rabaa toloow hala i dhoofsho.” Safar, safar, safar… Noloshu waa safar. SOOMAALIDU waxa ay hormuud ka yihiin bulshooyinka socotada ah ee kabuhu u giijisan yihiin goor walba. Kobtii ay tagaanba waxa ay ku reja weynaadaan in ay kasoo huleelaan oo kasii socdaalaan. “ragga (iyo…

Subscribe to Category Page