Hordhac
Laba sano oo buuxa kaddib markii la daabacay buuggiisii “Knife” (2024), kaas oo uu qoray kaddib markii uu si mucjiso ah uga badbaaday isku daygii dil ee caanka noqday isagoo ku sugan magaalada New York sannadkii 2022, qoraaga Biritish-ka ah ee asal ahaan Hindiya ka soo jeeda, Salmaan…

Ma suuragal baa in maanso kooban ay xambaarsanaato falsafad ka qoto dheer mid ku jirta buug falsafadeed? Sidee ayay sheeko ama maanso, iyaga oo aan si toos ah u qeexin falsafadda, haddana maskaxda ugu abuuri karaan su'aalo ku saabsan runta, jiritaanka, caddaaladda, xorriyadda iyo macnaha nolosha,…

Intii la uunku jireyba waxa dunida soo maray dadyow aan la qiyaasi karin tirada buugaagta ay qoreen ama baaxadda aqoonta ay ka tageen, balse la cabbiri karo saamaynta ay ku yeesheen in ay beddelaan hab-fikirka bini’aadamka iyo sidoo kale qaabka ay isu fahmi lahaayeen nafsad ahaan. Qaar ka mid ah…

Marar badan waxaan u fiirsaday sida suugaanta Soomaalidu ay uga warrantay majaalkan la yidhaahdo, aragtida gumaystaha ka dib (postcolonial theory), oo ah laan akadamig ah oo si hagaagsan u lafagurta saamaynta jiitanta ee gumaystuhu kaga tegay la-gumaystaha. Waa dedaallo soo bilowday lixdannadii iyo…

Hordhaca Turjumaanka
Dad badani waxa ay sannadkan xusayeen sannadguuradii boqol iyo afar iyo afartanaad ee ka soo wareegtay dhalashadii Farjiiniya Woolf (1882-1941). Markii aan akhriyay qormadan kooban ee Elif Shafak kaga qaybqaadatay xuskaas, waxa aan fadhiyay kob maqaaxi iyo maktabad isugu jirta,…

"Tabantaabo gacalbaan rabaa toloow hala i dhoofsho.”
Safar, safar, safar… Noloshu waa safar. SOOMAALIDU waxa ay hormuud ka yihiin bulshooyinka socotada ah ee kabuhu u giijisan yihiin goor walba. Kobtii ay tagaanba waxa ay ku reja weynaadaan in ay kasoo huleelaan oo kasii socdaalaan. “ragga (iyo…

Qof walba qumanihiisa ayaa qoorta ugu jira. Waxa ay, se, u daran tahay marka qof haya awood siyaasadeed ama mansab bulsho uu ku dhaco xanuunka awoodbararku. Awoodbararku waa marka qofka xil sare loo dhiibay uu xadhkaha goosto – xeerka, xigmadda iyo xishoodkaba ka tago. Qofka binii-aadamka ah, marka…

Dadka u taariikheeya suugaantu, waxa ay suugaanta Afrika u qaybiyaan jiilal kala duwan oo kala habqoraal ah, qaddiyadaha ay xoogga saaraanna kala geddisan yihiin. Jiilka koowaad, oo inta badan lagu magacaabo “aasaasayaasha”, waxa ku jira qoraayo ay ka mid yihiin Chinua Achebe (1930 – 2013) iyo Kofi…

Marka laga soo tago kaalinta faneed ee suugaanta Soomaalida, sidoo kale waxa ay kaalin ku leedahay halganka iyo iskacaabbinta. Waa agab lagu cabbiro karo diidmo, laguna codsan karo xuquuq. Suugaanta oo ay Soomaalidu dhaqan u lahayd qarniyo, ahna soojireen afka la isugu soo gudbinayey, waxa aan ka…