Taariikhda Soomaalida laga qoray inta badan ma xusaan abaalkii culimada Suufiyadu ay gashadeen bulshada Soomaalida. Inta aan arkay buugta ka warranta taariikhda dariiqadda Suufiyada aad bay u koobanyihiin oo waa faro-ku-tiris. Qoraa Cabdiraxmaan Baadiyaw ayaa maqaallo cilmiyeedyo dhawr ah ka qoray…

Taariikhdu waxa ay werisay adhijire Itoobiyaan ah oo magaciisu waaray, adhigii uu la joogayna cunay midho cas oo aanu kolkaas garanaynin. Waa meel ka mid ah dhulalka sare ee Itoobiya iyo wakhti lagu qiyaaso kun sanno ka hor. Adhijirahaasi waxa uu riyaha cunay geedkaas ku arkay firfircooni aanu hore…

Waxa ay ahayd galab Jimce ah. In badan baannu qorshaynaynay in aannu nimaadno goobtan, balse, maanta ayay noo suurogashay. Marka laga yimaaddo munaasabado gaar ah, keliya Jimcaha iyo Isniinta ayaa la furaa, inta kale ee toddobaadkana way xidhan tahay. Waa guri qaddiimi ah. Waxa uu ka kooban yahay…