Skip to main content

Sunday 7 June 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Suudaan

Waraysi |
Diktoor Xasan Maki waa mufakir iyo akaadami Suudaani ah, oo dhiga diraasadaha Afrika. Waxa uu ka qaybqaadasho muuqata ku leeyahay gorfaynta arrimaha Suudaan iyo gobolka. Waxa uu heerka borofaysarnimada ee diraasadaha Afrika haystaa laga soo bilaabo labadii kun, waxaanu leeyahay buugag iyo…

Wacaal |
Suudaan — saacadihii la soo dhaafay Magaalada Karamka ee gobolka Niilka Buluugga ah waxa ka dhacay isbeddello degdeg ah kadib markii ay Ciidamada Taageerada Degdegga ah (RSF) ee dagaalka kula jira Ciidamada Dawladda ee Suudaan ay shaaca ka qaadeen in ay gacanta ku dhigeen magaalada istaraatiijiga…

Diktoorka iyo qoraaga reer Suudaan ee Amiir Taaj al-Sir waxa uu 1960-kii qoraalka kusoo galay maansada, ka dibna waxa uu sii dhex galay dunida sheekofaneedda. Qoraalladiisu waxa ay la gaar yihiin isku milidda waaqaca Suudaan iyo qaraa’ibnimada, waana qoraallo ku qoran af jaadgoonni ah oo hodan ah,…

Sida lagu baahiyay xogo ay heshay Africa Intelligence, saraakiil ciidan oo Suudaani ah ayaa tababarro ciidan ka wada badhtamaha Soomaaliya, waxana ay ilaa hadda tababareen tiro gaadhaysa ilaa 1,000 askari oo ku sugan deegaanno ka tirsan maamulka Galmudug. Hawlgalkan ayaa la sheegay in uu hirgalay,…

Xoogagga RSF ee Suudaan ayaa si weyn loogu cambaareeyay weerarro geystay gaboodfallo baahsan oo ay la beegsadeen dadka rayidka ah ee gobollada Waqooyiga iyo Koonfurta Kurdufaan ee dhaca dhanka koonfureed ee Suudaan. RSF waxa, sidoo kale, lagu eedeeyay in ay beegsadeen hawlgallo gargaar oo loogu…

Shir caalami ah oo ay deeq-bixiyeyaashu ka yeesheen arrinta Suudaan ayaa toddobaadkan lagu qabtay Waashintoon, xilli ay duruufaha colaaddu sababayaan cadaadisyo daarran joojinta colaaddan horseedday mid ka mid ah dhibaatooyinkii bani-aadannimo ee ugu xumaa dunida, taas oo hadda sii galaysa…

Faaqidaad |
Hoogga iyo dagaalka Suudaan ka socda Isgaa kama ay badbaadin nidaamyada isgaadhiisneed ee Suudaan, waxaana dhacday in magaalooyin iyo gobollo dhani gabi ahaanba galaan go’oon dhijitaal ka dib markii la beegsaday kaabayaasha isgaadhsiinta, taas oo sababtay joogsiga geeddi socodka nololeed.…

​Warbixin cusub oo uu soo saaray ururka Global Initiative, oo ka shaqeeya la dagaallanka dambiyada abaabulan, ayaa ka digtay in dagaalka ka socda Suudaan uu abuuray shabakado isku xidhan oo ka shaqeeya isu socodka hubka iyo ciidamo calooshood-u-shaqeystayaal ah, kuwaas oo dib u qaabeynaya…

27-kii Oktoobar ee 2025, kooxda RSF waxa ay gacanta ku dhigeen magaalada al-Faashir ee caasimadda u ah gobolka Waqooyiga Daarfuur, ahna mid kaalin weyn kaga jirta isbeddelladii ugu muhiimsanaa taariikhda Suudaanta casriga ah. Ka dib go’doomin ku dhawaatay 550 maalmood iyo wax ka badan 200 weerarro…

Aragti |
Suudaan, dagaalkii ka qarxay 15-kii Abriil 2023-kii waxa uu galay sannadkiisii labaad waxaanu weli ka socdaa jihooyin kala duwan. Sidaas oo ay tahay, isbeddelka ugu weyn ee ku saabsan dagaalkani ma aha dhinaca dagaalka laftiisa ee waa isbahaysiga ay galeen Xarakada Dadweynaha /waqooyi ee uu…

Subscribe to Category Page