Warbixin cusub oo uu soo saaray ururka Global Initiative, oo ka shaqeeya la dagaallanka dambiyada abaabulan, ayaa ka digtay in dagaalka ka socda Suudaan uu abuuray shabakado isku xidhan oo ka shaqeeya isu socodka hubka iyo ciidamo calooshood-u-shaqeystayaal ah, kuwaas oo dib u qaabeynaya…

Suudaan, dagaalkii ka qarxay 15-kii Abriil 2023-kii waxa uu galay sannadkiisii labaad waxaanu weli ka socdaa jihooyin kala duwan. Sidaas oo ay tahay, isbeddelka ugu weyn ee ku saabsan dagaalkani ma aha dhinaca dagaalka laftiisa ee waa isbahaysiga ay galeen Xarakada Dadweynaha /waqooyi ee uu…

Colaadda ka taagan Soodaan waxay waxyeello wada gaadhsiisay dhammaan muwaadiniinta Soodaan, balse waxay si daran u saamaynaysaa dumarka.
Qaramada Midoobay iyo ururrada caalamiga ah ayaa sheegay in ku dhawaad 6 milyan oo qof, oo u badan dumar iyo carruur, ay ku barakaceen colaadaha ka aloosan…