Skip to main content

Wednesday 16 September 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

صراع سياسي

Faaqidaad |
Iyada oo ay Xukuumadda Soomaaliya ee xilligani ku jirto marxalado kala-guur ah oo isku dhex jira; siyaasad ahaan, amni ahaan iyo dhaqaale ahaanba, waxa ay haddana qaadaysaa tallaabooyin u muuqda in ay hal mar wada fuuli rabto labo faras. Dhawaan, Raysalwasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa…

Muqdisho oo ku jirta galab qurxoon, bilawgii Juun, ayaa ku baraarugtay rasaasta goosgooska ah iyo madaafiicda dhacaysa. Ma ahayn weerar Alshabaab soo qaadday, mana ahayn muran ka dhacay bar kantarool, ee waxa uu ahaa weerar ba’an oo sababtiisu ahayd in Xukuumadda Federaalku doonayso inay awooddeeda…

Isiyaas Afawerki, Madaxweynaha Eretariya, soddon sanno oo uu xukunka hayo marna doorasho kuma loollamin. Waa arrin aanu ka labalabayn in uu fasiro sababaha keenay. Sidiisaba, waxa uu kasoo horjeedaa fikradda ah in la raadiyo kalsoonida shacabka ee cidda xilka qabanaysa, waxaanu u arkaa wax dabraya…

Aragti |
Dalka Suudaan oo ku jira dagaal sokeeyo, sannadkii saddexaad, taariikh dheerna u leh dhaqanka jabhadaha, waxa uu hadda ku jiraa dagaal u dhexeeya Ciidanka Qaranka iyo Xoogaggii hore ee Birmadka (RSF) kuwaas oo fallaagoobay. Dagaalkani waxa uu keenay in jabhado hore ula dagaallami jiray dawladda…

Hay’adda Duulimaadyada ee Eretariya ayaa go’aan ay soo saartay ku amartay shirkadda duulimaadyada ee Itoobbiya in ay joojiyaan duulimaadyadooda Asmara laga bilaabo 30-ka Sebtembar, balse, shirkadda Duulimaadyada ee Itoobbiya ayaaba ka hormartay oo joojisay duulimaadyadeedii Asmara saddexdii bisha,…

Subscribe to Category Page