Skip to main content

Tuesday 14 July 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

صراع الإرادات السياسية

Wacaal |
Dagaallo culus ayaa galabta ka qarxay qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho, oo ay ku jirto degmada Howlwadaag, kaddib markii xiisaddu kor u kacday agagaarka meel ay mucaraadku ku qorsheynayeen bannaanbax berri loo ballansanayay. Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Khayre, oo saaka u guuray Howlwadaag…

Madaxweynihii hore ee Somaliland, Muuse Biixi, oo ka dhoofayay Madaarka Cigaal ayaa la kulmay carqalado kaga yimid ciidamada amniga oo isku dayay in ay joojiyaan qaar ka mid ah dadkii la socday, taas oo keentay in ay ciidamadu kor u ridaan rasaas. Arrintan ayaa, markii dambe, keentay in Madaxweyne…

Faaqidaad |
Waxa dhawaan, mar kale, soo labakacleysay colaadda u dhexaysa Muqdisho iyo Hargeysa oo, markan, daaran arrimaha fiisayaasha iyo duullimaadyada oo uu dhinac kaste isku dayay in uu ku muujiyo cududdiisa iyo saameyntiisa. Waxa ay Soomaaliya doonaysaa in ay xaqiijiso ujeeddooyin isbarkan oo isugu jira…

Subscribe to Category Page