Skip to main content

Thursday 22 January 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

South Sudan

Faaqidaad |
Min Suudaanta Koonfureed ilaa Soomaaliya, iyo Tigreega ilaa JDK, sannadka 2025 waxa uu la curtay suuragalnimada in ay colaado cusub oo waaweyni ka qarxaan Afrikada Bari. Ka hortagista dhicistaasi, maaha xal waaraya.…

Geeska Afrika qalalaase siyaasadeed ayaa ka oogan. Min Soodaan ilaa Soomaaliya, min Yugaandha ilaa Itoobbiya, xaaladaha waa laga dayrinayaa. Haddaba urur-goboleedka IGAD maxaa u danbayn doona, ayuu is wayddiinayaa Matthew Chandler de Waal. Dagaalka mijaxaabiyay Soodaan, macaluusha ku…

Dadweynaha Soodaanta Koonfureed way u halgameen in ay ka xoroobaan Soodaan, balse madaxdooda oo luggoysay iyo kalaqaybsanaan qoomiyadeed ayaa wiiqaya qarannimo loo dhiso dalkan Afrika ugu da’da yar. Caadi bay iska noqotay in la maqlo reer Soodaanta Koonfureed oo iska ciilkaanbinaya…

Aragti |
Soomaaliya waxay si rasmi ah ugu biirtay Bulshada Afrika Bari (East African Community) 24kii November 2023. War saxaafadeed ay soo saareen madaxda EAC ayay ku sheegeen in kadib markay warbixin ka dhagaysteen guddi Wasiirro ah, oo wadaxaajoodka loo xilsaaray, ay xeeriyeen in ay Soomaaliya u…

Subscribe to Category Page