Skip to main content

Thursday 22 January 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

South Africa

Dhaqan |
Makhaayada bunka ee adeer Ibraahim Maxamed Cali waa xarun Soomaalida Johaanisbeeg ku bulsheeyaan oo ku sheekaystaan. Sidoo kale waxay tusaale u tahay sida qurbajoogta Afrikaanka ah ee qaaradda ku nooli lacag ugu diraan dalalkay ka yimaadeen.…

Feker |
Baatrik Gataara waxa uu siyaasadda reer galbeedka wax uga qoraa siday reer galbeedku wax uga qoraan dalalka Afrika iyo Eeshiya. Uga-jeedadiisuna waxay tahay in uu inagu dhiiriyo ka fiirsiga luuqada aynnu adeegsanayno iyo in aynnu ku baraarrugno fikirka hoos u dhiga ah ee ku duugan. Kolkii ay…

Aragti |
Sahyuuniyadu waa xagjir, balse, wax aan hore loo arag ma aha, waxa ay tusaale u tahay mandiqa kala qaybsanaanta ee ku xididaysan dawladnimada casriga ah. Sidee baan u fahmi karnaa cunfiga bahalnimada ah ee si aan kala soocnayn taliska Israa’iil kula kacayo reer Falastiin, hadday yihiin carruur,…

Farqiga ugu weyn ee ka duway halgankii gobonnimodoonka Koonfur Afrika kan reer Falastiin waa taakuladii mugga lahayd ee uu dhaqdhaqaaqa Koonfur Afrika ka heli jiray Carabta iyo bulshoweynta Afrika. Iyada oo ay Koonfur Afrika u dabbaaldegtay bishii Abril soddonguuradii ka soo wareegtay…

Midawga Afriki markii uu taallo u taagay madaxweynihii Tansaaniya, Nayreeri, dadku way ku kala qaybsameen, balse waxa ka muuqda weynaanta raadkii uu lahaa hoggaamiye ahaan Kolkii kowaad ee aan imi Xarunta Midawga Afrika ee Addis Ababa, sannaddii 2016, waxa socday shirweynihii madaxda.…

Waraysi |
Ibraahin Rasool oo danjire u noqday Koonfur Afrika, taliskii midabtakoorkana la dagaallamay, wuxuu Geeska uga warramayaa sababta uu dalkiisu u dacweeyay Israa'iil, waxa ay taasi uga dhigan tahay, iyo sida qadiyadda Falasdiin ay ugu dhowdahay qalbiyada reer Koonfur Afrika. Kolkii uu Ebrahim…

Subscribe to Category Page