Dawladda Itoobiya ayaa bilowday in ay gudaha dalkeeda ku farsameyso diyaaradaha aan duuliyaha wadan, kuwa rayidka ah iyo kuwa ciidankaba. Warshad uu horraantii sannadka furay Raysal Wasaare Abiye Axmed oo lagu magacaabo Sky Win Aeronautics Industry ayaa rakibaysa qaybaha diyaaradahan oo dibedda…

Laga soo bilaabo markii aadamuhu dhagaxa u adeegsaday in uu isku difaaco ama uu ul ku ugaadhsado bakaylaha, waxa lagu baraarugay suuragalnimada in agabka innagu hareeraysan laga samayn karo hub, waxaana bilaabmay sooyaalka dheer ee hubka. Waa sooyaal laba weji leh; horumar iyo isbeddel, dhinaca…