Skip to main content

Wednesday 15 July 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

sooyaal

Waraysi |
Diktoor Xasan Maki waa mufakir iyo akaadami Suudaani ah, oo dhiga diraasadaha Afrika. Waxa uu ka qaybqaadasho muuqata ku leeyahay gorfaynta arrimaha Suudaan iyo gobolka. Waxa uu heerka borofaysarnimada ee diraasadaha Afrika haystaa laga soo bilaabo labadii kun, waxaanu leeyahay buugag iyo…

Dhaqan |
Buugga uu dhawaan soo saaray cilmi-baadheha reer Senegal, Mamadou Diouf, “Africa in the World’s Time”, waxa uu ka duulayaa waydiinta “yaa qora sooyaalka Afrika?”. Warbixinta guddiga Tiaroye oo dib u furtay faylkii xasuuqii xerada Tiaroye ee ka dhacay Senegal sannadkii 1944-kii, iyo dhaq-dhaqaaqa…

Gaana waxa ay bishii hore u dabbaaldegtay xuska sagaal iyo lixdanaad ee xornimadeeda kasoo wareegay, dabbaaldeggan intii lagu jirayna, Madaxweynaha hadda John Dramani Mahama, ayaa maqaal aragtiyeed ku faafiyey wargeyska The Guardian, isagoo xusay geesinnimada aasaasayaashii dalka, iyo dooddii uu…

Feker |
Laga soo bilaabo Kilimanjaaro ilaa Harvard, Diktoor Xuseen Aadam (Xuseen-Tansaaniya) waxa uu ka tallaabsaday qoqob kasta oo jiri kara, isagoo ugu dambayn noqday hormuudka diraasadaha Soomaalida iyo guud ahaan fikirka Afrika, hoggaankana u qabtay nolol fikireed oo jaadgoonni ah. Galabnimo jimcaad,…

Aragti |
Suugaanta Afriki waxa ay u baroordiiqaysaa geerida aqoonyahan iyo gabyaa baarka sare ahaa: geerida borofaysar Cali Jimcaale Axmed, oo dhaxal waaraya ka tagay.…

Cali Jimcaale Axmed waxa uu sannadkii 1958-kii ku dhashay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Shibbis. Tacliinta asaasiga ah waxa uu ku qaatay Dugsiga hoose dhexe ee Shibbis, halka uu dugsiga sare na waxa uu ka baxay dugsiga 15ka May. Waxa uu shahaadada kowaad ka qaatay Jaamacadda Lafoole gugii…

Waxa maalintii Salaasada, 31-ka Maaris ee sannadkan 2026, ku geeriyooday Maraykanka aqoonyahankii iyo qoraagii Soomaaliyeed, Cali Jimcaale Axmed, oo hadda jiray 71 sannaood, waxana ay aqoonta Geeska Afrika sidaas ku wayday mid ka mid ah codadkii aqooneed ee ugu jaad-goonisaa uguna dhisnaa. Waxa uu…

Faaqidaad |
Sawirka ay warbaaahinta caalamiga ahi ka bixiso Cali Khaaminaa’i oo laga haystaa waa in uu yahay hoggaamiye siyaasadeed iyo diineed, taas oo samaysantay ka dib markii uu la wareegay jagada Hoggaamiyeha Sare ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan sannadkii 1989-kii oo ah markii uu geeriyooday…

Soomaalida Maraykanka ayaa in dhawaydba bartilmaameed u noqotay beegsiga shisheeye nacayb (xenophobia) oo ah dareen isa soo taraya, marka la joogo dalalka Galbeedka. Dhacdooyinkii u dambeeyay waxa si dardar leh u dhiirrigaliyay Madaxweyne Donald Trump oo, markii ugu horreysay, ku tilmaamay…

Sooyaalku waa qodobka iftiimin kara, laguna fahmi karo isbeddellada hadda Itoobiya ka socda iyo hankeeda mustaqbalka. Sidoo kale waa waxa lagu fahmi karo siyaasadaheeda gudeed iyo kuweeda gobolka. Caddaynta ugu mudani waa qaabka uu Raysalwasaare Abiy Axmed, kolkii uu xadhiga ka jarayey Dhaamka…

Subscribe to Category Page