Skip to main content

Saturday 18 April 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

soomaliya

Wacaal |
Madaxweynaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaadhay magaalada Baydhabo, ka dib markii uu dhacay isbeddel weyn oo dhinaca hoggaanka ah, iyada oo uu toddobaadkii hore halkaas iskaga cararay Cabdicasiis Lafta-gareen oo hoggaamiye ka ahaa maamulka Koonfur…

Sheeko |
Muddo ayuu la soo shaqeeyey maamulladii xukuumadihii rayidka ahaa, ka hor inta aanu Jaamacaddii Ummadda macalin ka noqon. Raage intii danbe oo dhan waxbarashada ayuu u go’ay oo heersare ka gaadhay. Ku dhawaad saddex tobanle iyo badh ayuu macalin ka ahaa jaamacaddo kala duwan oo dalka iyo dibadda ah…

Subscribe to Category Page