Sheekobaraley siyaasadeed ayaa sheegta in Maxamed Siyaad Barre maalin la wayddiiyey xadka dalkiisa Soomaaliya. Waxa uu kaga jawaabay, ayaa la yidhi, in meel kaste oo ay joogto foodley timo tidcan oo iyada oo dhexdu u xidhan tahay, la joogta adhi ay tahay dhulka Soomaaliya. Odhaahdani ma leh tixraac…

Toddobaadkan waxa la xusayey 64-guruadii ka soo wareegtay maalintii ay Soomaalilaan xorriyadda ka qaadatay gumaystihii Ingiriiska—Juun 26, 1960; halka Soomaaliyada Koonfureedna ay Talyaaniga ka xorawday kowdii Julaay ee isla sanandkaa, oo ay soo gebagebaysantay muddadii wasaayada Talyaaniga ee…

Aayaha Soomaalida waxaa si yaab loogu maray fikradda Soomaaliweyn. Aragti dhalanteed ah oo aan ilaa hadda nuxurkeeda la aqoon. Kolkii la xoroobay waxaa yar iyo weyn hal mar loo wada guntaday raadinta Soomaaliweyn, iyada oo si dhab ah aan la isu wayddiin, loogana doodin, waxa ay tahay, dhibteeda iyo…