Skip to main content

Monday 9 March 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Soomaalida

Dhaqan |
Ummadda Soomaaliyeed waxay ka mid tahay dadyowga leh dal ay ku abtirsadaan iyo dhaqan aad u da' weyn. Suuragal ma aha maqaal yar oo koobnaantiisa leh in looga wada hadlo guud ahaan dhaqanka Soomaaliyeed oo maanta la moodo maro la dhigay meel ciid ah oo aboor meel soo jeedda ka dhawray, balse waxaan…

Aragti |
Bulsho-weynta Soomaalida, dhaqan ahaan, waxa ka dhex jira takoor aad u baahsan oo lagu hayo qaybo ka tirsan isla bulshada, falkaas oo, runtii, ah dhaqan dib-u-socod ah. Dadka la hayb-sooco waxa deegaan u ah oo ay si filiqsan ugu dhex nool yihiin Soomaalida kale ee takoorta. Takoorka lagu la kacay…

Feker |
Maqaalkan, waxaan doonayaa inaan kaga faalloodo doodda Dr. Baadiyow ee ku aaddan saddexda waxood ee ay ku dhisantahay haybta qofka Soomaaliga ah, dawladnimada Soomaaliyeed na ay tahay inay ku taagnaato. Haddii aan hordhac yar ka bixiyo qoraaga waa nin inta badan wax ka darsa burburka Soomaalida ku…

Dunida, ummad kaste waxa ay leedahay tilmaamo u gooni ah oo ay tahay in uu fahmo qof kaste oo daraaseynaya ama maamulaya ummaddaas, ujeedkiisuna yahay hirgalinta danteeda ama fahanka xaqiiqooyinkeeda. Hoggaamiyeyaasha ummadeed iyo fikiryahannadeeda ayaa ay kaalintooda ugu mudani tahay in ay nolosha…

Dhaqankii abkasoogaadhka ahaa ee is haybsiga, waxa uu heeryihiisi u la soo wareegay dunida dhijitaalka ah. Muddadiiba, deegaannada Soomaaliyeed, waxa ka dhaca dagaallo sokeeye. Dagaalladaas sokeeye waxa ay naafeeyaan wax kasta oo kaabe nololeed ahaa, noqonna karayay. Waxaana…

Subscribe to Category Page