Skip to main content

Sunday 8 March 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Soomaali

Waraysi |
Ka dib markii ay soo baxeen falal isdabamarin lacageed ah oo ay ku kaceen tiro yar oo ka mid ah Soomaalida Maraykanka, maamulka Trump iyo dad taageersan dhaqdhaqaaqa MAGA waxa ay bilaabeen in ay si shaacsane ah weerarro afka ah ugu qaadaan bulshada Soomaalida ah. Geesku, waxa uu Axmed Yuusuf ka…

Wacaal |
Madaxweyneha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay in ay dawladdiisu xaqiijisay hadaf weyn oo ah qabashada doorasho qof iyo cod ah taas oo hadda ka dhacaysa keliya degmooyinka magaalada Muqdisho. Madaxweyne Xasan ayaa arrintan ku tilmaamay ‘riyo muddo dheer la sugayay oo runoobaysa…

Madaxweyneha Maraykanka, Donald Trump, ayaa weerar afka ah ku qaaday jinsiyadaha Soomaalida iyo Afgaanida ka dib toogasho dhawaan ka dhacday Washington oo lala beegsaday askar ka tirsan Ilaalada Qaranka ee Maraykanka lana sheegay in uu fuliyay qof ka soo jeeda…

Feker |
Aragti |
Maqaalkan gaaban ee ku saabsan af-Soomaaliga dhinacyo badan ayuu taabanayaa isagoon midkoodna ku dheeraan: hodonnimada afka, quruxda afka, qorista afka, dhismaha afka, hanka iyo heerarka durugsan ee afku higsnanaayo. Qodobbadaas midkood inaan maqaalkan cinwaan uga dhigo ayaa ila soo gudboonaatay.…

Dhaqan |
Sahanku waa aqoon fac-weyn, dhaxal soo jireen ah oo sal iyo laf-dhabar u ah dhaqanka Soomaalida, gaar ahaan nolosha xoolo-dhaqatada iyo reer guuraaga. Waa il-wareed muhiim ah oo lagu go’aamiyo jihada nololeed ee reer miyiga ; geeddi iyo nagaadi labadaba. Waana kan lagu ogaado dhulka meesha…

Soomaalida waxa lagu tiriyaa in ay ka mid yihiin bulshooyinka ugu badan ee Geeska Afrika ku dhaqan. Waa bulsho sida laga war hayo u qaabaysan oo u taaltaalla hab qabaa'il iyo beelo ah, waagii gumaystuhu yimida uu u kala jarjaray shan qaybood oo ku kala fidsan Geeska. Waa bulsho leh soojireen,…

Waayadan waxaa aad u shaac baxday dood tidhaahda suugaantu lama fahmi karo, oo way adag tahay ama luuqadda loo adeegsado gabayada iyo geeraaradu waa af gaboobay. Suugaanleyda oo lagu jigraaro luuqadda ciyaalka xaafadda ku maansooda. Af suuqiga cusub ee fudud tixda ku tidic. Midh kama…

Inta badan waalidka kala taga ee qoysku ka burburo, waxa ku yimaadda, dhibaatooyin badan, oo saameeya nolasha waalidka iyo ta ubadkaba. Waxa ubadka iyo waalidkaba ku reebma doogo nafsaddeed oo ay la noolaadaan, una gudbi karta jiilasha danbe ee ka tafiirmi doona. Sheekadan waxay si qotadheer u…

Najma Raage iyo Halgan Daahir waa laba gabdhood oo himilo sare leh. Waa gabdho ka gadoodsan caqabadaha ku gudban haweenka Soomaalida. Waa laba gabdhood oo dhiirran oo diyaar u ah in ay dumiyaan darbigaas, oo ay u halgamaan in gabdhaha Soomaaliyeed noqdaan kuwo leh dhamaan xuquuqda iyo karaamada…

Subscribe to Category Page