“Qofina kama tago gurigiisa, ilaa gurigaasi noqdo af Libaax-badeed.”
—Warsan Shire, maansada Home
Galbeedka, siiba UK iyo USA, waxa ka socda dhaqdhaqaaq xooggan oo lid ku ah qaxoontiga, tahriibayaasha iyo soogalootiga kaas oo gaadhay heer dadka qaar dhahaan waxa uu samada ku sii shareeray…