Skip to main content

Monday 9 February 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Soodaan

Sheeko |
Saddexdii bilood ee u dambeeyay waxa uu ku sugnaa magaaladan sannadihii dagaalka labada janaraal ka soo kabanaysa. Sida ay u camiran tahay kobaca degdegga ahina uga socdo magaalada, waxa aad moodi lahayd haddii aannay taarikhda waxba kaaga baxsanayn in aan weligeed dagaal ka dhicin. 1821-kii, ayaa…

Aragti |
Sannadkii 1898kii waxa la jabiyay kacdoonkii Mahdiga Suudaan oo ahaa kacdoon diineed oo salka ku hayay gumeysi-diid iyo diin nooleyn. Waxa salka u dhigay wadaad reer Suudaan ah oo la odhan jiray Maxamed Axmed lana baxay ‘Mahdi’ isaga oo sheeganaya in uu yahay Mahdigii uu sii sheegay Nabi Maxamed…

Sheekadan waxa qoray qoraaga reer Suudaan ee Caalamiga ah al-Dayib Saalax, mar uu Soomaaliya yimi. Maalintii koowaad ba waxa jidka ii istaagay nin jooggiisu dhexdhexaad yahay, oo badhtamihii cimriga ku jira, sansaanka wejigiisuna uu aad u kala qoran yahay. Waxa la mooda inuu u dhashay beesha bani…

Subscribe to Category Page