Skip to main content

Saturday 18 April 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Somaliland’s political system

Faaqidaad |
Qalalaasaha amni ee marar badna ka dhacay Somaliland waxa uu banyaal ka dhigayaa goldaloollada baaxadda leh ee ka jira heshiiska siyaasadeed ee Somaliland. Tabashooyinka daaran qaybsiga awoodda, khayraadka iyo metelaada ayaa si isa soo taraysa isugu rogaya gacan ka hadal.…

Aragti |
Maalintii Jimcaha, 15kii, November, 2024, waxa geeriyooday Axmed Maxamed Maxamuud – Siilaanyo (1936 – 2024), ka dib muddo ku dhaw 50 sannadood oo uu si firfircoon ugu jiray siyaasadda. Muddadaas, oo isugu jirtay intii ay dhisnayd Jamhuuriyaddii Soomaalida iyo ka dib burburkii midnimada, ma fududa…

Doorashooyinkii turxaan la’aanta ahaa ee Soomaalilaan ka qabsoomay iyo ballanqaadyadii madaxweynaha dooran waxa ay kor u qaadeen rejada shacabku ka qabaan xukuumadda xilka la wareegi doonta. Siday doonto ha ahaatee, Soomaalilaan, waxay u baahan tahay dib u habayn qotadheer oo aan ahayn sarka…

Sidii caadada u ahayd, Soomaalilaan berri waxa albaabada loo furi doonaa goobaha codeynta ee doorashooyinka Soomaalilaan ee isku sidkan. Soomaalilaan iyada oo aan weli dunida ka helin ictiraaf isla markaasna ah dal aan lahayn dhaqaale buuran kuna taalla gobol xasarad u joog ah ayey ku guulaysatay…

Jamhuuriyaddda Somaliland waxa 13-ka Noofambar ka qabsoomi doonta doorashada madaxweynannimada iyo doorashada ururrada, doorashadan oo sannado ka dib dhacday wakhtigeedii saxda ahaa. Muuse Biixi Cabdi, madaxweynaha hadda, ayaa u tartamaya shan sanno oo kale in uu xilka madaxweynannimo helo, iyada…

Hogaamiyayaasha Soomaalilaan waxa ay u dhigaan in ay tahay Jamhuuriyad nabad ah oo xasilloon, oo ku taal gobol rabshado badan oo aan xasilnayn. Haddana, baanahaa marka laga tago, waxaa dhidibada Soomaalilaan rifaya musuqmaasuq, sinnaan la’aan dhaqaale iyo fadhiidnimado siyaasadeed. Kolkii ay…

1960 waxa midoobay laba qaybood oo ka mid ah Shantii Soomaaliyeed ee uu gumaysiga reer Yurub qaybiyey. Si guud, intii dedaalka xornimodoonku socday, Soomaalidu waxa ay u hanweynaayeen dawlad ay Shanta Soomaaliyeed ku midoobaan, sidaas darteed, labada qaybood ee sida dhakhsaha ah isugu biiray waxa…

Subscribe to Category Page