Doorashooyinkii turxaan la’aanta ahaa ee Soomaalilaan ka qabsoomay iyo ballanqaadyadii madaxweynaha dooran waxa ay kor u qaadeen rejada shacabku ka qabaan xukuumadda xilka la wareegi doonta. Siday doonto ha ahaatee, Soomaalilaan, waxay u baahan tahay dib u habayn qotadheer oo aan ahayn sarka…

13 Nofembar sidii ballantu ahayd guud ahaan shacabka Soomaalilaan waxa ay u jarmaadeen goobaha komiishanka doorashooyinku u asteeyey cod dhiibashada si ay u soo xulaan Madaxweynaha talin doona shanta sanno ee inagu soo aadan iyo saddexda xisbi qaran ee la guddoon siin doono sharciyada xisbinimo ee…