Skip to main content

Monday 17 August 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Somaliland

Aragti |
26-kii Diisambar ee 2025, Israa’iil waxa ay noqotay dalkii koowaad ee xubin ka ah Qaramda Midoobay ee Somaliland u aqoonsada dal madaxbannaan, tallaabadan oo keentay soo dhawayn ballaadhan. Warbaahinta caalamiga ahi waxa ay baahisay sawirrada bulsho reer Somaliland ah oo ku dabbaaldagaya calamada…

Bulshooyinku waxay dawladnimo u samaystaan ujeeddo aasaasi ah: inay helaan nolol ka wanaagsan tii ay la'aanteed ku noolaan lahaayeen. Haddii dawladdu awoodi waydo inay dadkeeda siiso amni, caddaalad, adeegyo tayo leh iyo fursado dhaqaale, waxa meesha ka baxaya ujeeddadii loo aasaasay dawladnimada.…

Dimuqraadiyadda casriga ahi waxa ay ku dhisan tahay hal mabda' oo aasaasi ah, kaas oo ah: in muwaadiniintu awood u yeeshaan in ay si xor ah wax ugu kala doortaan aragtiyo kala duwan oo taabanaya noloshooda, kuna salaysan sida loo maamulayo dalkooda. Doorashadu sidaas darteed ma aha uun keliyaata…

Waxa maalmihii u dambeeyay ka taagnaa Cisbitaalka Guud ee Hargaysa cabashada dadka kelyaha loo sifeeyo iyo dhibaatada ku xeeran adeegga kelyo-sifaynta, oo ay baahida iyo adeeggu kala badanyihiin. Xukuumadda uu Cabdiraxmaan Cirro gadhwadeenka ka yahay waxay ballanqaaday in ay tabashadan…

Faaqidaad |
Cimi-baadhistan, oo uu qoray Dr. Jamaal Cali Xuseen, waxa lagu daabacay cadadkii gu'ga 2026-ka ee majaladda Cornell International Affairs Review, mugga 19aad, tirsiga 2aad. Majaladdan cilmiyeed waxa maamula ardayda Jaamacadda Cornell, waxaanay taageero ka heshaa Maktabadda Jaamacadda Cornell iyo…

Wacaal |
Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland, Admiral Axmed Hurre Haariye, ayaa sheegay in Somaliland ay ka go’an tahay inay door muuqda ka qaadato sugidda amniga Marinka Baab al-Mandab, iyada oo arrintaas kala shaqaynaysa saaxiibbada gobolka iyo kuwa caalamka. Hadalka taliyaha ayaa ku soo…

Maalgashiga suuqa macdan qodista ee Somaliland waa mid samaynaya koboc degdeg ah, xilli dunidu tartan ugu jirto macdanaha dhifta ah ee Afrika. Ha yeeshee, gaabiska dhinaca haayadeed ee jira ayaa dabraya awooddii suuqan dihin lagu nidaamin lahaa iyo taageeridda fursadihiisa dhaqaale ee kobcaya.…

Safarkii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ku tegay Israa’iil, wararka ku saabsan is-aqoonsiga labada dhinac, iyo safaaradda ay Somaliland ka furatay magaalada Qudus, ayaa dood weyn iyo falcelis xooggan ka dhex abuuray bulshada Somaliland, guud ahaan dunida Soomaalida, iyo caalamka…

27-kii Diseembar 2025, siyaasadda Geeska Afrika waxa mar kale gilgilay qiraal ka soo yeedhay Raysal Wasaarihii hore iyo Wasiirkii Arrimaha Dibadda ee Turkiga, Axmed Daa’uud Ooglu. Qiraalkaasi waxa uu si dhab ah u xaqiijiyey arrin ay dad badan oo reer Somaliland ahi muddo dheer aaminsanaayeen balse…

​Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Israa’iil, ayaa kulamo heer sare ah la yeeshay madaxda dalkaas oo uu ka mid yahay Raysal Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu. Kulankan ayaa lagu xaqiijiyay mar kale, xidhiidhka labada dal iyo…

Subscribe to Category Page