Laga soo bilaabo bishii Aktoobar ee 2025, Turkigu waxa uu si aan hadalhayn badan lahayn Soomaaliya uga waday fulinta mashruuc ballaadhan oo badhtamaha Soomaaliya ka socda. Waxa la go’aamiyey in magaalo xeebeedda Warsheekh oo 70 kiiloomitir waqooyi ka xigta Muqdisho ay martigeliso mid ka mid ah…

Muqdisho oo ku jirta galab qurxoon, bilawgii Juun, ayaa ku baraarugtay rasaasta goosgooska ah iyo madaafiicda dhacaysa. Ma ahayn weerar Alshabaab soo qaadday, mana ahayn muran ka dhacay bar kantarool, ee waxa uu ahaa weerar ba’an oo sababtiisu ahayd in Xukuumadda Federaalku doonayso inay awooddeeda…

Galabnimo bishu tahay 26-kii Juun, 2021, Ikraan Tahliil Faarax waxa ay ka baxday gurigooda oo ku yaallay Muqdisho, ka dib markii lambar aanay aqoonin uu soo wacay. Waxa ay fuushay gaadhi, qoyskeeduna waa uu u jeeday marka ay baxaysay. Ha yeeshee, laga soo bilaabo maalinkaas, qoyskeedu ma yaqaannaan…

Muddo ka badan labaatan saacadood ayaa ay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ku jirtay qas, oo uu ka socday dagaal la is weydaarsanayey madaafiic iyo hubka culus, una dhexeeyey Xukuumadda Federaalka iyo hoggaanka mucaaradka, arrinkan oo keenay in gebi ahaan dhaqdhaqaaqii magaaladu istaago.
Muddo…

Dagaallo culus ayaa galabta ka qarxay qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho, oo ay ku jirto degmada Howlwadaag, kaddib markii xiisaddu kor u kacday agagaarka meel ay mucaraadku ku qorsheynayeen bannaanbax berri loo ballansanayay.
Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Khayre, oo saaka u guuray Howlwadaag…

Warbixin cusub oo ay soo saartay hay’adda Bertelsmann Stiftung, taas oo qeyb ka ah Tusmada Isbeddelka ee BTI 2026 —oo ah qiimeyn caalami ah oo lagu cabbiro isbeddelka siyaasadeed, isbeddelka dhaqaale iyo waxqabadka dowladnimo ee 137 dal — ayaa la shaaciyay, iyadoo sawir mugdi ah ka bixisay xaaladda…