Skip to main content

Thursday 22 January 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Somali literature

Feker |
Dhaqan |
Dadka u taariikheeya suugaantu, waxa ay suugaanta Afrika u qaybiyaan jiilal kala duwan oo kala habqoraal ah, qaddiyadaha ay xoogga saaraanna kala geddisan yihiin. Jiilka koowaad, oo inta badan lagu magacaabo “aasaasayaasha”, waxa ku jira qoraayo ay ka mid yihiin Chinua Achebe (1930 – 2013) iyo Kofi…

Waraysi |
Shiiriin Ramzanali Fazel waa qoraa Soomaali-Bakistaani ah, balse haysata dhalashada Talyaaniga. Magaalada Muqdisho ayay ku dhalatay bartamihii qarnigii labaatanaad, kaddibna waxa ay Talyaaniga u guurtay sanadii 1971-kii. Qoraalladeeda waxa sees iyo sal dhig u ah socdaalka ay gashay, waxa ayna…

Makhaayada bunka ee adeer Ibraahim Maxamed Cali waa xarun Soomaalida Johaanisbeeg ku bulsheeyaan oo ku sheekaystaan. Sidoo kale waxay tusaale u tahay sida qurbajoogta Afrikaanka ah ee qaaradda ku nooli lacag ugu diraan dalalkay ka yimaadeen.…

Axmed Ismaaciil Samatar sannadii 2008 ayuu wadasheekaysi mawduucyo badan daarran la yeeshay Nuuraddiin Faarax, waxay ka sheekaysteen sooyaalkiisa suugaaneed ilaa burburkii dawladdii Soomaaliya, waxay wax iska wayddiiyeen doorka indheergaradka Soomaaliyeed.…

Sheeko |
Xaliimo saaxiibbo ayaanu ahayn yaraantayadii. Wakhti aad u kooban ayaannu wada soconnay illaa haddana xasuustayda kamay bixin, wajigeedii baa igu sawiran weli, codkeedii iyo qosolkeedii aan kala go’a lahaynna maskaxdayda ayuu ku samaysanyay illaa imika! Maalmo badan darteed ayaan iskuulka u tegi…

Hordhac Ibraahin Yuusuf Axmed 'Hawd' waxa uu si dhab ah ugu tilmaaman yahay: suugaan yahan dhabsheeg ah oo nuxurka iyo dhumuc-abbaarka qoraalladiisa waxaa laga arkayaa sadaro baraarrug iyo dhab-abbaar wada ah. Kaalintiisa indheergaradnimo ee Geeska iyo bulshadiisa isaga oo ka soo dhalaalaayo misana…

Buug |
Maanta, gobolka Geeska Afriki waa mid kala qaybsan siyaasad ahaan iyo bulsho ahaanba, kala qaybsanaantani waxa ay keentay colaado baahsan iyo aaminaada bulshooyinka ka dhex abuurantay; xataa kuwooda isku qawmiyada ah, ee ah in kala tagsanaanta bulshooyinka gobolku tahay mid aan wax laga qaban…

Qoftii haweenayda ahayd waxay imika isa soo taagtay illinka qolkeeda. Gacma gariiraya intay albaabka ku cuskatay ayay madaxa iyo inteeda hore bannaanka ula soo baxday. Labadii indhood ee madaxeeda ka soo jeeday ayay jihooyinka degdeg ugu kala qaybisay. Walow ay horay uga sii gaashaamatay, haddana…

Xilmi Bin Meryam waxa uu Geeska uga warramay cilmibaadhistiisa ku saabsan sheekooyinka iyo qoraallada kale ee Nuuradiin Faarax, iyo guud ahaan suugaanta Soomaalida. Xilmi Bin Meryam waa buuni ku xeeldheer cilmibaadhisaha Soomaalida oo reer Tuniisiya ah, kaas oo cilmibaadhisihiisu daarran yihiin…

Subscribe to Category Page