Faaqidaad
Axmed Maxamuud Geesood
|
Wiil dhallinyaro ah oo Soomaali-Ameerikaan ah, laguna magacaabo Cammaar Cabdixamiid Cabdirraxmaan, oo 17 jir ah, ayaa geeriyooday kaddib markii jidhil ba’an loogu gaystay xarunta Cilaajka al-Fajri, oo ku taalla magaalada Qardho ee dawlad-deegaanka Puntland. Cammaar oo ku dhashay gobolka Minisoota…