Isaga oo cunug yar ah, ayaa uu Dabindiid Yuusuf qolka akhriska ee aabbihii ku arkay sawirka oday weyn oo fareem dhalaalaya ku jira. Waxa uu dareemi jiray in indhaha odaygaasi ay mar walba hoos u soo eegayaan, waxa ay u muuqdeen qaar ay garasho badan u laabnayd. Garashada waxyaabo ay dadka waaweyn…

Cabdalle Axmed Muumin waa xoghayaha guud ee ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed; wuxuu sheegay in loo baahan yahay in laga hawl galo sidii loo ilaalin lahaa saxafiyiinta iyo xorriyadda saxaafadda.
Xorriyadda saxaafaddu waxay mar kale dhibbane u noqotay khilaafaadka dhawaanahan ka soo cusboonaaday…