Feker
Andaruu Haadhin
|
Qoraaga iyo saxafiga Andaruu Haadhin (Andrew Harding) waxa uu buuggiisa Maayarka Muqdisho ku soo qaatay booqashadii Kariim Cabdul-Jabbaar Muqdisho ku yimid 1972. Waxa aan halkan idinkula wadaagaynaa garoocasho buuggan ka mid ah oo booqashadaa ka warramaysa. …