Skip to main content

Sunday 7 June 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Somali

Aragti |
In badan oo ka mid ah buugagga iyo diraasadaha antaraboolajiga, cilmibaadhaha ku abtirsada isla bulshada uu daraasaynayo waxa ay u arkaan cilmibaadhe mudnaan gaar ah leh; sababtoo ah waxa uu garanayaa afkii, waxa uu fahmayaa dhaqankii iyo soojireenkii bulsheed, waxaanu awood u leeyahay inuu dadka…

Wacaal |
Kooxo budhcad-badeed looga shakisan yahay ayaa afduubtay markab xamuul ah oo marayey meel u dhow xeebaha Soomaaliya, gaar ahaan agagaarka degmada Garacad ee gobolka Puntland, sida ay sheegeen hay’ado ka shaqeeya amniga badda iyo warbaahin caalami ah. Markabka la afduubtay, oo lagu magacaabo Sward,…

Sheeko |
Garooc ka mid ah, Buugga "HAN IYO HAGARDAAMO" (2022), oo uu qoraa Maxamuud Ibaraahim "Xaaji" la wadaagay Geeska. ...Dalmar iyo Donna, saq dhexe ayay ka soo dhammaadeen Westsate Mall. Waxaana loo soo kacay dhankii Chester House. Sidii habeen-hore oo kale, ayaa fadhigii lagu negaaday.…

Subscribe to Category Page