Skip to main content

Thursday 22 January 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

siyaasadda Afrika

Aragti |
Labaatankii bilood ee dhammaaday, xilli Bariga Dhexe dhex dabbaalanayey mawjado dagaallo ba’an, dhinaca koonfureed ee Badda Cas isna waxa uu isku rogay bar walaac caalami ahi kasoo fool leeyahay. Bilawgii 2025, Maraykanku waxa balaayiin doollar ku bixiyey hawlgal milatari oo uu ku qaaday…

Aragtida Sigmond Foroyd ee halmaanka (Freudian slip) waa mid soojiidasho leh. Halmaanku, sida uu ku macneeyay Foroyd, waa xaqiiqada dareenka gudeed iyo waxa uu dhab ahaan ku saabsan yahay ujeedka erayada ee qofku, arrintaas oo burinaysa odhaahdii Soomaalida ee ahayd ‘halmaan hadal kuma jiro’.…

Bishii Diisambar ee 2024, xildhibaan Scott Perry waxa uu Koongarayska Maraykanka horgeeyey “Xeerka Madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland” oo summaddiisu ahayd H.R. 10402. Xeerku waxa uu ku baaqayay in Somaliland la aqoonsado, xidhiidh diblumaasiyadeed oo rasmi ahna uu Maraykanku la sameeyo. Waxa…

Xisbiyada siyaasadeed ee Itoobbiya ma dhabaynayaan yoolkooda ah in ay noqdaan kuwo ka shaqeeya danaha bulshada? Tesfaye WoldeYohannes Haile waxa uu ku doodayaa in maqnaanshaha xisbiyadaas siyaasadeed uu dalka uga roon yahay jiritaankooda, haddii aanay isbeddel dhab ah samayn. …

Faaqidaad |
Bisha soo socota (13 noofembar, 2024) Soomaalilaan waxaa ka qabsoomi doona doorashooyin isku sidkan oo kala ah doorashada madaxtooyada iyo ta ururada. Doorashada ururada, 10 urur ayaa u tartami doona ka mid noqoshada saddexda xisbi qaran. Halka doorashada madaxtooyada ay saddexda xisbi qaran ee…

Masar waxa ay heshiis millatari la saxeexatay Soomaaliya, sannadka soo socdana waxa ay Soomaaliya ka hawlgelin doontaa ciidamo nabad ilaalin ah, haddaba, Masar ma halis ayaa ay faraha kula jirtaa? Xidhiidhka Masar iyo Soomaaliya ayaa weji cusub yeeshay ka dib markii labada dal kala saxeexdeen…

Feker |
Qodobka 1aad: Noqo ninka ugu taajirsan dalkaaga (sidii Daniel arap Moi, Robert Mugabe, Uhuru Kenyatta). Haddii aad kelitalsinimada dhaxashay, arrintaasi kugu ma adkaanayso — ninkii kaa horreeyay uun baad baqamaalaysaa (sidii Frederick Chiluba). Haddii aad waddan saliidda soo saara ka soo jeeddo,…

Subscribe to Category Page