Skip to main content

Monday 12 October 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Siyaasad

Buug |
Buugga “The Prince” (Wabar) oo uu qoray faylasuuf iyo aragtiyahan Talyaani ah oo lagu magacaabo Niccolò Machiavelli, Waxana Soomaaliyeeyey Jacfar Suldaan Yuusuf. Dhiganahan waa mid ka mid ah qoraalladda ugu caansan uguna saamaynta badan taariikhda aadamaha gaar ahaan dhanka siyaasadda. Waxa uu ka…

Aragti |
Sida uu xusayo dastuurka Soomaalilaan, qodobka 9aad faqraddiisa 1aad iyo 2aad, dalku waxa uu qaatay hannaanka xisbiyada badan oo ku xaddidan seddex xisbi. Taariikh ahaan xaddidaaddaasi waxa ay salka ku haysay waaqic waayahaa taagnaa iyo waaya-aragnimo la soo maray oo ay ka mid ahayd doorashadii…

Dimuqraadiyadda casriga ahi waxa ay ku dhisan tahay hal mabda' oo aasaasi ah, kaas oo ah: in muwaadiniintu awood u yeeshaan in ay si xor ah wax ugu kala doortaan aragtiyo kala duwan oo taabanaya noloshooda, kuna salaysan sida loo maamulayo dalkooda. Doorashadu sidaas darteed ma aha uun keliyaata…

Faaqidaad |
Aniga oo ahaa safiirka Jarmalka u fadhiya Qaramada Midoobay, isla markaana dalkayga matalayay markii ugu dambaysay ee uu xubin ka ahaa Golaha Ammaanka sannadihii 2019-kii iyo 2020-kii, waxaan si weyn ula yaabay natiijadii codbixintii dhacday horraantii bisha Juun. Natiijadu waxay noqotay:…

“Illaahayoow dadkayga sidayda ka dhig ama sidooda iga dhig.” “Haddii aad rabto inaad ogaato dabeecadda dhabta ah ee qofka, awood badan sii.” Hadal nuxur ahaan sidaa u dhigan ayaa laga hayay Abraham Lincoln oo ahaa madaxweynihii 16aad ee Maraykanka, oo xilka hayay intii u dhexaysay 1861 ilaa 1865.…

Dunida maanta waxa isku dhigma siyaasadda iyo beenta oo la isku lammaanaysiiyaa, sida dad badan oo bulshooyinka casriga ahi sawirtaan, sababtuna waa heerka beentaee ay siyaasiyiintu sheegaan, siiba madaxda nidaamyada iyo hoggaamiyayaashu. Waxa dad badani si shaacsane ah u aaminsanyihiin in…

Turjumaaddani waa qayb ka mid ah hordhaca uu Bare sare Robert W. McChesney ka bixiyey buugga Noam Chomasky ee “Dhiigmiirad: Liberaaliyadda Casriga ah iyo Nidaamka Caalamiga ah”, waxaanu ku iftiiminayaa dhabnimada Liberaaliyadda Casriga ah.…

Wacaal |
Golaha mustaqbalka Soomaaliya oo ay ku bahoobeen mucaaradka Soomaaliya iyo qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha maamul goboleeddada Soomaaliya ayaa sheegay in ay wada hadal la galayaan Xukuumadda iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Golaha oo ka jaawaabaya warqad casuumad ah oo u diray Madaxweynaha…

Dumarku waa laf-dhabarta bulshada. Iyaga ayaa dhisa, barbaariya, oo kobciya jiilka soo koraya. Iyaga ayaa nolosha qoyska iyo bulshada u ah saldhig, isla markaana door weyn ka qaata nabadda, waxbarashada, iyo dhaqaalaha. Si kastaba ha ahaatee, marka ay timaado siyaasadda, waxa jirta dood soo…

Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland ayaa dhawaan u gudbiyey Golaha Wakiillada xeerka diblumaasiyadda. Tallaabadani waa mid mudan bogaadin, balse waxay si cad u iftiiminaysaa daldaloollo muddo dheer jiray oo ku saabsan siyaasadda arrimaha dibedda ee Somaliland iyo sida loo hago ama ay u shaqayso.…

Subscribe to Category Page