Skip to main content

Monday 9 February 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Siyaad Barre

Aragti |
Soomaalida Maraykanka ayaa in dhawaydba bartilmaameed u noqotay beegsiga shisheeye nacayb (xenophobia) oo ah dareen isa soo taraya, marka la joogo dalalka Galbeedka. Dhacdooyinkii u dambeeyay waxa si dardar leh u dhiirrigaliyay Madaxweyne Donald Trump oo, markii ugu horreysay, ku tilmaamay…

Faaqidaad |
Siyaasadda Xasuuqii La Illaaway Deraasadaha ku saabsan Soomaaliya waxay inta badan isku khaldaan dagaalladii qabiilaysnaa ee 1990-meeyadii iyo xasuuqyadii nidaamkii Siyaad Barre. Waxaa si joogto ah loogu arkaa faallooyinka afka iyo qoraallada cilmiyeed ee casriga ah in dhacdooyinkii xasuuqa ee…

Dagaalka iyo marxaladdii kala-guurka Markii xukuumaddii Siyaad Barre ay la kulantay iska caabbin hubaysan oo kaga timid dhanka Waqooyigii Soomaaliya, waxay bilowday olole xasuuq ah oo ay si gaar ah ugu beegsanaysay bulshada beesha Isaaq, iyadoo isku dayday in ay dhammaan tirtirto jiritaankooda.…

Aragti qoto dheer oo ku saabsan dawladnimadii Soomaaliya Kadib sagaal sano oo ay Soomaaliya hoos joogtay nidaam dimuqraadi ah oo rayid hoggaaminayay (1960–1969), waddanku wuxuu galay dariiqii kali-taliska ahaa ee ay dalal badan oo Afrika ka mid ahi mareen xilligii gumeysiga ka dambeeyay. Habeenkii…

Maqaalkani wuxuu si kooban u dul istaagayaa sababihii horseeday ololihii xasuuqa ahaa ee xukuumaddii Siyaad Barre u geysatay beesha Isaaq, isagoo muujinaya sida ay awoodda milatarigu u noqotay aalad lagu cabbudhiyo mucaaradka hubeysan iyo shacabka rayidka ah. Wuxuu falanqeynayaa sida xasuuqaasi u…

Waa 21-kii Oktoobar, maalintkii xuska Kacaankii Soomaaliya, marka la raaco haloosigii taliska, dhab ahaanna waa maalinta ay askartu u dabbaaldegi jirtay xukunkii Soomaalida ee ay boobeen 21-kii Oktoobar, 1969-kii. Waa maalin dabbaaldeg loogu talagalay laakiin, haddana, waa maalinta ugu cabsida…

Dhawaan waxa geeriyooday Jeneraal Moorgan, wasiirkii difaac ee ugu dambeeyey nidaamkii Milatari ee [Siyaad Barre], weligiina laga lama xisaabtamin falalkii uu ku kacay. La xisaabtan la’aantiisu waxa ay liidnimo ku suntaysaa bulsho marka horeba aan jeclayn in ay waajahdo xaqiiqada tagtadeeda…

Sida la rumaysan yahay, madaxweyne Cabdirashiid Cali Sharma'arke waxaa aano qabiil Laascaanood ugu toogtay nin askari ahaa oo la oran jiray Saciid Ismaaciil Yuusuf (Saciid-Oorfane), Oktoobar 15, 1969. Sida dadka badankooda ama dadweynaha Soomaaliyeed ee caadiga ahi aamminsan yihiin, Saciid-Oorfane…

Subscribe to Category Page