Aragti
Axmed Xisaam Miido
|
Sannaddii 1969-kii waxa Soomaaliya ka dhacay afgenbi milatari oo ay askartu talada dalka kula wareegtay. Afgenbiga dhacay si weyn ayey dadweynuhu u soo dhoweeyeen, maxaa wacay waxa si walba loo karhay maamulladii rayidka oo ku sifoobay nidaamxumo, musuqmaasuq qaawan iyo kartixumo hoggaamineed.…