Dumarka ka shaqeeya guryaha dalalka Khaliijku waxa ay wajahaan laba dhibaato oo is huwan: marka koowaad in ay tahay shaqaale shisheeye ah oo u hoggaansan xeerarka Kafaalada, marka labaadna in ay tahay gabadh u hoggaansan nidaamka raggu dumarka ilaaliyo/ wilaaya.…

Ka dib markii lagu dhawaaqay natiijooyinka doorashooyinka Maraykanka ee uu ku guulaystay markii labaad ee aan xidhiidhka ahayn Donald Trump, caalamku waxa uu isha ku hayaa go’aannada uu ka qaadan doono arrimaha caalamiga ah oo xaalad xasaasi ah ku sugan, waxaana dib u milicsi lagu samaynayaa…

Tan iyo markii Abiy Axmed loo caleemo saaray kursiga Raysal wasaaranimada Itoobbiya waxaa ka soo wareegay lix sanno iyo dheeraad, muddo bilo ka yar markuu xilka hayay, Sebtambar 2018, waxa uu caasimadda Eretariya, ee Asmara ku guddoonsaday isbahaysi saddex geesood ah, oo kulmiyay isaga,…