Skip to main content

Thursday 22 January 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Shirkadaha isgaadhsiinta

Faaqidaad |
Si ay ka muuqato isku-day cad ah oo lagu furdaaminayo marinhabaabinno ay qayb ka ahayd xukuumaddu, waxa uu Madaxweyneha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, qaaday tallaabo ku qasabtay shirkadaha kooban ee awoodda badan in ay hakiyaan kor u qaadis ay ka wada shaqeeyeen oo ay ku…

Aragti |
Waxa marar badan la isla dhexmaraa inaanu Elon Musk ku jirin indheergaradka fiirada dheer, se uu cidhiidhsado safka hormuudka dunida. Dhawaan dunidu waxa ay ku baraarugtay soojeedintiisa ku baaqaysa in garaadka macmalka ah laga takhalluso ka hor intaanu garaadkani aadamaha ka adkaan. Ma aha baaq…

Hordhac Markii ay duntay dawladdii dhexe ee Soomaaliya, waxaa bilaabmay qalalaase iyo dagaallo sokeeye, badi dadkii Soomaaliyeedna waa ay qaxeen oo waxa ay galeen dalal shisheeye. Kolkii ay jirtay dawladdii Soomaaliya, waa ay jireen socdaalka ay Soomaalidu ku tagaan dalalka shisheeye, si gaar…

Subscribe to Category Page