Warka ku saabsan heshiiska Maraykanka iyo Sacuudiga ee barnaamijka nukliyeer waxa uu dhaliyey falcelinno badan. Galabnimadii salaasada, wargeyska Wall Street Journal waxa uu sheegay in Madaxweynaha Maraykanka Donald J. Trump uu oggolaaday in heshiis nukliyeer lala galo Boqortooyada Sacuudiga.…

Qalalaasaha iyo dhibaatadu ma leeyihiin goob cayiman oo jiquraafiyadeed? Goob la taaban karo ma ku leeyihiin meeraha dhulka dushiisa? Waxa xaqiiqo ah in masuuliyiinta Maraykan ay sidan aamineen konton sanno ka hor, kolkii ay deegaanno ballaadhan oo Bariga Dhexe ilaa Afgaanistaan taxan ay ku…

Saamaynta sii laba jibbaarmaysa ee Shiinuhu ku leeyahay qaaradda Afrika waxa ay noqotay mid ka mid ah isbeddellada juquraafi-siyaasadeed ee ugu qotada dheer ee dhaca qarnigani 21aad. Xidhiidhkani ma aha mid ku kooban is-dhexgal ganacsi iyo mid maalgashi oo keliya, balse waxa uu u xuubsiibtay…

Madaxweynaha Eriteriya, Isiyaas Afwerki, ayaa kulan heer sare ah kula qaatay Asmara Ergeyga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabbilsan Geeska Afrika mudane Huu Jaangjun. Kulankan ayaa lagu muujiyay xidhiidh istiraatiijiyadeed oo u dhexeeya labada dal oo la sheegay in ay ka mideysan yihiin aragtiyaha ku…

Toddobaadyadii u dambeeyey dunidu waxa ay marag ka ahayd kor u kaca xiisadda u dhaxaysa Maraykanka iyo Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan , taasi oo ay is barbar socdeen wadahadallo diblomaasiyadeed iyo diyaargaraw Milatari oo muuqda oo Maraykanku ciidan iyo hub tiro badan ku soo dhoobay gobolka…

Casriyeynta Tiknoolajiyadda
Marka laga yimaaddo in fursaddii da’da bulsho ee Shiinuhu hoos u socoto, haddana horumarka Shiinuhu ka samaynayo casriyeynta warshadaha iyo koboca waxsoosaar waxa uu aad uga hooseeyaa dalalka kale ee Eeshiya ee wax dhoofiya, oo marxlado koboc oo tiisa la barbardhigi karo…