Darxumo badan ayaa foolkaaga ka muuqata. Macaluul baa ku daashatay, xanuun iyo xumad baana kuu dheer. Dhawrkii beri ee la soo dhafay oomato la sheego maad helin, haddii aad heshayna nafsad uma aad hayn. Ileen gaajo waa cudur. Weligaaba waad dhuubnayd oo dheerayd, waxa se aad ahayd wayd caafimaad…

Maalin iska caadi ah, ayaa roob caadi ah oo da’ay makhaayad caadi ah ku kulminayaa abuur aan caadi ahaan kulmin, dood aan caadi ahayn iyo dagaal baa kulankaa ka dhalanaya, balse, sida caadiga ah, waa in ruuxu nabadda gudihiisa ilaashadaa oo ka cararaa meelahaa aan caadiga ahayn ee colaaddu ka…

Waxaan ku dhashay hawd. Wax kale kuma garatide hawd ciid cas leh, qofka ku cusubi u malaynayo inay tahay besbaas case. Halkaasi waxay ahayd meel inkaaran oo nolol habaaran laga ga nool yahay. Sidaas iiguma ay muuqan berigii aan joogay iyo sanooyin badan oo ka dambeeyay oo aan reer magaal isku…

Dad isu furan ayaynu nahay. Baraha bulshada sida xasuushaye ayaynu u adeegsannaa. Xasuuso ayaa aannu ku kaydinaa, xasuuso ayaa aynu ku wadaagnaa. Hadal se ma wadaagno.
Waan ku aqaan, haddana, kuma aqaan. Halkaad ka afuraysay waxa aan ku arkayay istoorigaaga. Sawir adiga keligaa ah. …

Isaga oo shaqo ka soo baxay buu si degdeg ah u soo koray baska xaafadooda u baxa. Waxa uu salka la helay kursi laba qof loogu talagalay. Baska oo in cabbaar ah u kala socda suuqa iyo xaafadooda waxa uu caado u leeyahay inta uu saaran yahay, in uu dhagaysto inta badan barnaamij ama hees. Haddii…

Xasuustayda dhallaanimo ee fog, qiyaastii toban sanno ka hor, waxay ka bilaabmataa halkan; kharaabbadan dooxa Burco qarka u saaran. Luuqan yar ee dixda looga soo daaddego, waa saaxiibkayga iigu dhow nolosha ee si walba ii og, maxaa yeelay, ma jirto marxalad aanan soo marin. Anniga oo naxdin la…

Sheekadan gaaban Ikhyaar Axmed Ibraahin waxay ku soo gudbinaysaa gabadh halgankii ay wax walba ku weyday ee ahaa rejada sii noolaanshaheeda oo ay qunyar siyaasiyiin ka heshiinayaan. …