Skip to main content

Friday 9 October 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

sheeko-curin

Sheeko |
Roob yar oo tumay ah ayaa goor dhawayd arlada ka dul qaaday, caadkii uu ka tagayna samada ayuu ku sii kala lumayay, markaas bay cadceeddii oo la moodo in uu roobka yari kulaylkeedii badnaa rusheeyayna falaadhaheedii ka soo dhex dusinaysay qarrida dhibcihii ka dhammaadeen ee moodda ku samaysay…

Buug |
Magaaladayadii yarayd ee ku taallay gees ka mid ah khariidadda Suudaan, xilligii aan dhiganaynay dugsiga sare, aniga iyo saaxiibkayga sheeko-curiyaha ahaa Cumar Caqaal waxaan caado ka dhigan jirnay inaan gabayadayada u bandhigno walaalkii, injineer Ridwaan. Maalin ayuu akhriyey gabay aan qoray oo…

"Waa aan soo noqday madaxeey. Sannado badan oo aan maqnaa ka dib, waa i kan... laakiin tani waa sheeko kale." Waa bilowga sheekada "Kalkii Hayaanka Waqooyi" mid ka mid ah fanka ugu heerka sarreeya ee uu aadanuhu curiyey. Bilawga sheekadu waa barbaar ka soo laabanaya qurbaha, gaar ahaan magaalada…

Subscribe to Category Page