Skip to main content

Sunday 18 January 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

sheeko-baralay

Aragti |
Sheeko-xariiradu waa farshaxan suugaaneed oo aadanuhu u hindisay si uu ugu abuuro curis maldahan oo uu xaalad markaas taagan ama soo socota uga golleeyahay, ama in lagu kaydiyo sooyaalka iyo dhaqannada togan ama taban ee ay bulsho gaar ah leedahay. Waa hab aqooneed dadka lagu baro anshaxa iyo…

Sheeko |
Waa Sacdiyo oo da’deedu ay tahay 16 jir. Sannadku waa 1991-kii. Magaaladuna waa Xamar. Xaalka waqtiyadaas Xamar ku sugnaydna waa aynu qiyaasi karanyaa. Waxaa inagaga filan in aynu ku soo koobno waa goob uu dagaal-sokeeye oo ba’ani ka socdey. Afka uun baa ereyga “dagaal-sokeeye” iska bartaye…

Dhaqan |
Marka la joogo suugaanta caalamiga ah, kaalinta dameerku waa ay ka sarraysaa sawirka soojireenka ah ee dhaqan-bulsheedku ku nabay ee ah; in summad looga dhigo dhoohanaanta iyo nacasnimada, oo waxa uu yeeshaa kaalin ka weyn taas. Laga soo bilaabo casriyo hore ilaa wakhtigan taagan, suugaantu waxa ay…

Feker |
Qoraalkan Ingiriisigiisa waxa lagu faafiyay Atlas Obscure, OCTOBER 27, 2020, waxana turjumay Maxamed Buux (Xuquuqda sawirka: W. Staehle/Unusual Co.) Qori-ismarisku wuxuu u taagnaan karaa wax walba oo laga cabsi qabo oo dhab u jira ama ah wax la suureystay. Tuulada Atuuga oo Itoobiya…

Subscribe to Category Page