Skip to main content

Wednesday 15 July 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Sheeko

Aragti |
"Araweelo dumar oo dhan bay, u aqli roonayd Iyaduna awoowgeed la naar, ma arrin fiicnayne Goortii ugaas laga dhiguu, ololay suurkiiye" — Faarax Xuseen Sharma'arke Sheeko-xariiradu waa mid kamid ah arrimaha dhifka ah ee bulshooyinka caalamku ka simanyihiin lahaanshaheeda. Bulsho kasta waxay u…

Buug |
"Dagaalku waa nabad, xorriyaddu waa addoonsi, jahliguna waa awood." "Walaalka Weyni wuu kula socdaa." Weedho aan sinaba maankaaga uga go'i doonin marka aad sheekadan akhrido. Laakiin marka hore ku soo dhowoow caalamka Orwell, caalam uu fekerku dambi yahay, xaqiiqada oo la ogaadaa ay jariimo tahay,…

Dhaqan |
Buugga “Don Quijote de la Mancha” (oo Carabta dhexdeeda si weyn loogu yaqaan “Don Keeshot”) waxaa loo tixgeliyaa shaqada suugaaneed ee ugu caansan uguna caalamisan ee lagu qoray afka Isbaanishka. Sidoo kale, qoraagiisa Miguel de Cervantes Saavedra (1547–1616) waxaa loo aqoonsan yahay aasaasihii…

Juxa waxa uu ka mid yahay sheeko-xariirooyinka ugu faca weyn ee ay curiyeen dad la dulmay. Sheekooyinkiisu waa kuwo dunida ku baahsan, laga bilaabo Shiinaha ilaa jasiiradda Sisiliya, iyo Badhtamaha Aasiya ilaa maqaaxiyaha Anatoliya iyo Qaahira. Waxayna u muuqdaan inay yihiin dhaqanka ugu ballaadhan…

Buugga Qalootiga ee uu qoray faylasuufkii reer Faransiis ee Albert Kaamu, oo af Ingiriisi ahaan loo yaqaan The Stranger, ma aha sheeko fudud oo akhristuhu u qaadan karo madaddaalo keliya ama uu si sahlan u fahmi karo. Waa qoraal caqiibo leh, akhristahana si xeel dheer ugu riixaya inuu ka fekero…

Sheeko |
Waxa uu ahaa caato lafo ah oo ay soo godday nolosha adag ee badday in uu goosho deexda ballaadhan ee Soomaalida. Subax Jimce ah ayay ahayd kolkuu nagu soo booqday xaafadayada oo farasmagaalaha taallay. Xaafadahayaga waxa aan ugu yeedhi jirnay Dugullo, waayo; xaafadaha nagu hareeraysan oo dhami waxa…

Maalmihii u danbeeyey ee sannadkii tagay (2025) waxa aan akhriyey oo baalba baal ii dhiibay Noofalka la yidhdaa "From a Crooked Rib" oo uu curiyey qoraaga Soomaaliga ah ee Nuuraddiin Faarax. Sannadkii 2016-kii ayaa Wariye Cabdisalaan Hareeri soo saaray turjumaaddiisa Soomaaliga ah isaga oo u…

Sheeko-xariiradu waa farshaxan suugaaneed oo aadanuhu u hindisay si uu ugu abuuro curis maldahan oo uu xaalad markaas taagan ama soo socota uga golleeyahay, ama in lagu kaydiyo sooyaalka iyo dhaqannada togan ama taban ee ay bulsho gaar ah leedahay. Waa hab aqooneed dadka lagu baro anshaxa iyo…

Darxumo badan ayaa foolkaaga ka muuqata. Macaluul baa ku daashatay, xanuun iyo xumad baana kuu dheer. Dhawrkii beri ee la soo dhafay oomato la sheego maad helin, haddii aad heshayna nafsad uma aad hayn. Ileen gaajo waa cudur. Weligaaba waad dhuubnayd oo dheerayd, waxa se aad ahayd wayd caafimaad…

Fan |
Goor wal oo aad is tidhaahdo akhriso sheeko-faneedyada ama aad is tidhaahdo soo qaado waxa laga yaabaa in ay maskaxdaada ku soo dhacdo is wayddiin. Waxa laga yaabaa in aad iswayddiiso su’aal ah maxay tahay sababta igu kallifaysa in aan akhriyo sheeko-faneed weliba aniga oo ka warqaba in qaar ka mid…

Subscribe to Category Page