Skip to main content

Tuesday 10 March 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

sheekafaneed

Buug |
Dhawaanahan ma aan akhrin sheekofaneed. Waxaa iigu danbaysay sheekadii gaabnayd ee Fyodor Dostoevsky ee Habeennadii Caddada. Laftigeedu ma dhawayn oo muddo ayaa ka soo wareegtay akhrinteeda. Waqti badan ka dib, waxa aan dhawr jeer arkay buugga Fijiyaayo, muddo dheerna waan ka warwareegayay in aan…

Fan |
Heerkulka intaa sii kordhaya ee aynnu wada aragno, iyo cimilada intaas soo xumaanaysa ee xaalufka keentay, lagana yaabo in ay belaayo ka soo jiijii leedahay, waxa aad moodaa in ay nolosha aadmigu sugayso dhacdo kedis ah oo mar si ba’an u gilgisha, tolow maxaa laga yeeli doonaa? Abwaankii…

Dhaqan |
Marka la joogo suugaanta caalamiga ah, kaalinta dameerku waa ay ka sarraysaa sawirka soojireenka ah ee dhaqan-bulsheedku ku nabay ee ah; in summad looga dhigo dhoohanaanta iyo nacasnimada, oo waxa uu yeeshaa kaalin ka weyn taas. Laga soo bilaabo casriyo hore ilaa wakhtigan taagan, suugaantu waxa ay…

Maalinba cid qarsoon baa dab qabadsiisa boqollaal ka mida Maktabadaha Afrika, waxaana ku besbeela buuggag holaca dabkaasi leefo iyaga oo dadku daawanayaan oo aan ugu wicin dabdemis. Cidi dan kama gasho, kuwa daawanayaana waxa ay iftiinka holacaas uga faa’idaystaan sheekooyinkooda, oo ay ka…

Buuggan oo daabacadiisii koowaad soo baxday 2019, ayaannu dhawaan kaga sheekaysanay aniga iyo akhritayaal kale oo kooban Xarunta dhaqanka ee Hargeysa. Buugga waxa qoray Maxamed Xirsi oo ah dhakhtar caafimaad, qoraa iyo turjumaan. Buuggu markaa uu soo baxay waxyaabihii la iska wayddiiyey waxa ka mid…

Hordhac Buugga la magac-baxay Gaso, Gunuun iyo Gasiin oo uu dhawaan soo saaray Bare Sare Cali Jimcaale Axmed wuxuu ku bishaaraynayaa ifbax-suugaaneed ugub ah; ifbax Cali horseedayo in uu hore ugu sii tallaabsado fanka sheeko-falkinta Soomaalida. Waa buug xambaarsan aqoon qotadheer iyo erayo dhumuc…

Subscribe to Category Page