Skip to main content

Saturday 5 September 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Sharci

Waraysi |
Waxa uu waraysigani qayb ka yahay wada-sheekaysiyo taxane ah oo daarranaa mas’alladda cunfiga oo lala yeeshay aragti-curiyayaal, faylasuufyo, iyo naqdiyeyaal. Waxa lagu waraystay muggan Gayatri Chakravorty Spivak oo bareefasar ka ah aqoonta aadanaha Jaamacadda Kolombiya. Waxa ka mid ah…

Feker |
Soomaalida waxyaalaha lagu dhaliilo bulsho ahaan waxa ka mid ah in aanay sidii loo baahnaa u maamuusin dadkeeda qiimaha ugu fadhiya ee waxqabad muuqda ka geystay laamaha kala duwan ee nolosha oo waxna ku soo biiriyay. Halka dunida kale marka aad deristo iska daa in ay dadkooda maamuusaan e waxa ay…

Faaqidaad |
Hordhac Jamhuuriyadda Somaliland markii ay la soo noqotay xorriyaddeeda 1991-kii, dalku ma lahayn sharci lagu maamulo ee xukuumaddii ugu horraysay ayaa loo igmaday inay dastuur diyaariso muddo 2 sanno ah gudahood. Nasiibdarro, dastuur lama diyaarin maamulkiina ma saldhigin ee Boorama ayaa shirweyne…

Ereyga lacag-dhiqis waxa uu aad u soo shaac baxay Soddomeeyadii qarnigii labaatanaad, waxa uuna ka soo baxay dalka Maraykanka. Taariikh ahaan waxaa jirtay koox budhcada oo lahaa dukaamada dharka iyo baabuurta lagu dhaqo, waxa ayna ku qarin jireen lacagta faa’idada ah ee dhaqista dharka iyo lacagta…

Dhaqan |
Waxa qortay Juuliya Jaamac, waxaana lagu faafiyay The Guardian. 28/5/2023. Waxa Meey 29, 2023 Geeska u turjumay Ibraahin Ayman. Ninkaygii, Ibraahin Jaamac, oo ku dhintay 72 jir, waxa uu naftiisa u hibeeyay si uu ugu ololeeyo dalkiisii hooyo—Somaliland—in uu aqoonsi…

Aragti |
Soomaalidu in ay sharciga ku dhaqmi weydo, ismaandhaafka xeerarkeeda ka dhex oogan, iyo caqabadda taasi ku leedahay dawladoobidda ayuu garyaqaan Ibraahin Khadar is dul taagayaa isaga oo jidadka furan ee xalka laga raadin karana raacinaya. Hordhac Xeer marka aan idhaahdo waxa maskaxdaada ku soo…

Subscribe to Category Page