Dhalinyarta somaalida inta u badani waa bilaa camal, inta soo hadhay ee shaqaysana waxay ku shaqeeyaan shaqo aan damaanad lahayn, waxana dhab ah in inyar oo ka mid ahi leeyhin xirfado gaar ah oo aan looga maarmayn in ay shaqeeyaan. Haddaba, maxaa u diidday in ay noqdaan dad weyneeya, isla markaana…

Macallin arxan daran
Marka laga reebo casharrada ku qoran buugaagta waxbarashada oo aad noo akhrido, bal dib u xusuuso wax kale oo aad noloshayda ku soo biirisay. Weligay iima aad sheegin sababta ay muhiimka u tahay in ilmaha iskuul lagu daro. Intii aan iskuulka dhiganayey waxa ugu weyn ee aan…