Filin-soosaaraha rugcaddaaga ah ee reer Itoobiya, Xayle Gerima, waxa uu kaqaybgal soojiidasho leh ku lahaa bandhigga Shaneemada Caalamiga ah ee Baarliin (16 ilaa 22-kii Feebarweri), iyadoo filinkiisii u dambeeyey ee “Libaaxyo Madow iyo Yeyda Roomaanka” lagu soo bandhigay. Girma waxa kale oo uu…

Soomaalidu waa dad hodan ku ah suugaanta, fanka, iyo sheeko-faneedka, waana ummad fac weyn u leh hal-abuurka dhinaca hadalka, heesaha, gabayada, iyo riwaayadaha. Hiddahaas iyo dhaxalkaas suugaaneed ayaa noqday dhidibka ay ka soo unkameen filim-sameynta casriga ah ee Soomaalida, taas oo sannadihii…