Isbeddelka Amniga Gobolka Indiyaanka
Horraantii 2000 illaa 2012-dii oo ahaa xilliyadii budhcad badeedda Soomaaliya ay cirka maraysay, waxa sameysmay ciidamo iyo xoogag iska caabbineed oo ay dawladaha maslaxdaha ka leh gobolka iyo kuwa gobolka dhacaba ay iska kaashadeen in lagu dhiiirritiro kor u…

Qalalaasaha amni ee marar badna ka dhacay Somaliland waxa uu banyaal ka dhigayaa goldaloollada baaxadda leh ee ka jira heshiiska siyaasadeed ee Somaliland. Tabashooyinka daaran qaybsiga awoodda, khayraadka iyo metelaada ayaa si isa soo taraysa isugu rogaya gacan ka hadal.…